18/02/2026
Dhamaan Umada Muslimiinta ah meel waliba aad jogtaa
RAMADAAN MUBARAK
FC Honest boys
waa pageka rasmiga ah ee FC HONEST BOYS faldan like saar oo share dheh mahadsanidiin
18/02/2026
Dhamaan Umada Muslimiinta ah meel waliba aad jogtaa
RAMADAAN MUBARAK
FC Honest boys
13/01/2026
📢 SALAAN – HONEST BOYS ACADEMY
Anagoo ku hadleyna magaca maamulka, Tababarayaasha, Ciyaartoyda, iyo dhammaan Taageerayaasha Fc Honest boys ACADEMY, waxaan halkaan uga diraynaa salaam sagootin iyo safar nabad ah kabtankeenna qaaliga ah
Mohamed Bashir Takow (Gawow).
Mohamed Bashir Taakow (Gawow) wuxuu ahaa kabtanka kooxda ugu waqtiga dheer soo hoggaamiyay, isla markaana si buuxda u mutaystay in loo aqoonsado ciyaaryahankii ugu fiicnaa kooxda. Intii uu kabtan ahaa, wuxuu muujiyay hoggaan dhab ah, anshax sare, dulqaad, iyo masuuliyad buuxda oo tusaale u noqotay dhammaan ciyaartoyda HONEST BOYS ACADEMY.
Doorkii uu ku lahaa horumarka, mideynta kooxda, iyo guulihii aan wada gaarnay wuxuu ahaa mid taariikhi ah oo aan la illoobi doonin. Wuxuu reebay raad muuqda oo weligiis ka mid noqon doona taariikhda kooxda.
HONEST BOYS ACADEMY mar walba way ku faani doontaa,
Albaabkeennuna mar walba wuu kuu furan yahay.
you are a legend of Honest boys .
Ilaahay ha kuu furo albaabada kheyrka,
ha kuu fududeeyo safarkaaga,
hana kuu barakeeyo xirfaddaada ciyaareed. Aamin🤲
Waxaana kuu rajaynaynaa guul, horumar, iyo mustaqbal ifaya halka aad u socoto.
Safar salaan, Kabtan Gawow. Guul ayaad mudan tahay. 🏆⚽
FC Honest boys
19/12/2025
Asc asxbata waxaan shalay daahfuranay finaanada cusub ee teamka ku ciyaaridono xili ciyareedkan .teamka ayaa isbadal balaran sameyey ka Soo DHAN waliba ka dhameystiran teamka ayaa hormar samenaya wayadii dabe
tayenta ciiyariyahanka iyo Soo saarida ciyartooy aad qibrad u leh DHAN waliba . Shalay waxa ay teamka Soo bandhigtay ciyartoy badan oo cusub .sida looga bartay wayadii dabe kuwas oo timka lagaarayey guulo wax ku ooL ah . Hadana ciyartoyda cusub waxaan u rajeneynaa in ay teamka lagaraan guulo wax ku ool ah iyo in ay teamka ugu faa ideyaa tayadooda .
Markale waxaan Soo dhawenenaa ciyartoyda cusub welcome to FC Honest boys .
Asxbta mar waliba nadhiirigaliso waan u mahad celinenaa thngs for your support everything ⚽🙏
Asxbata waxaan niiga cudsanenaa inaa pagka inoo follow garesaa like and share . Mahasanidiin dhamantii 🙏👍
FC Honest boys Academy💪⚽🙏
31/10/2025
FULL TIME
kulanka Galabta
Honest boys 2 : 1 Banaadir Ac
Gool dhaliyaha Galabta waa duma
FC Honest boys
31/10/2025
🚨 Kulanka Galabta🚨
HONEST BOYS AC 🆚 BANAADIR AC
⏰5:00PM
Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 31/10/2025
📌JIMCO
galabti maxaa noo rajeneysaa
FC Honest boys
24/10/2025
FULL TIME
Kulanka maanta
boys 0 vs 1 Calikamiim
Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul hadii alle idmo
Wixii qalad ah oo dhaxdeynana waan soo saxeynaa hadii alle idmo
Force FC Honest boys
24/10/2025
🚨 Kulanka Galabta🚨
HONEST BOYS AC 🆚 Calikamiin
⏰5:00PM
Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 24/10/2025
📌JIMCO
galabti maxaa noo rajeneysaa
FC Honest boys
17/10/2025
🚨 Kulanka Galabta🚨
HONEST BOYS AC 🆚 S.C.C AC
⏰5:00PM
Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 17/10/2025
📌JIMCO
galabti maxaa noo rajeneysaa
FC Honest boys
03/10/2025
FULLl TIME
Kulanka maanta
Honest boys 0 vs 0 CEL SILIG
Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul hadii alle idmo
Force FC Honest boys
02/10/2025
🚨 Kulanka Beri 🚨
HONEST BOYS AC 🆚 CEL SILIG AC
⏰5:00PM
Fc Honest boys 💪💪
🗓️ 3/10/2025
📌JIMCO
🏟MINISHIBIYO
Beri galabti maxaa noo rajeneysaa
FC Honest boys
26/09/2025
full time Kulanka maanta
Honest boys 0 vs 0 Wadani fc
Axl kubada qeyb kamid ah ayaa qadanay i.a kulankan kulanka xigo guul hadii alle idmo
Force FC Honest boys