Somali Football Legends

Somali Football Legends

Share

Waa page ka Keydka Dhaxalka Sports Somaliyeed Waxaa Ku Jira Dhamaan Ciyaartoydii H**e Ee Somaliyeed Iyo Taarikhahooda .Hadii aad Tahay Ciyaartoy

TARTANKII TUKE CUP 2019 OO SEMI FINAL SOO GAARAY 31/07/2019

waxaa magaaalada Toronto ee dalka Canada si habsami uga socda koobka macallin Tuke cup 2019 iyadoo weliba kooxaha dhalinyarada iyo old-boys ka ey soo bandhigeen ciyaaro aad uqurux badan kuwaas oo kaga qeyb galayaan Tuke cup 2019 waxaa haataan la isla soo gaaray semi-final kooxaha kala ah (Jubba UK, Xiddigaha Fc, Australia, Semcy) isku aadka waxa uu udhici doonaa sida tan: [ 97 more words ]

TARTANKII TUKE CUP 2019 OO SEMI FINAL SOO GAARAY waxaa magaaalada Toronto ee dalka Canada si habsami uga socda koobka macallin Tuke cup 2019 iyadoo weliba kooxaha dhalinyarada iyo old-boys ka ey soo bandhigeen ciyaaro aad uqurux badan kuwaas oo k…

Maxaad ka taqaanaa Kooxihii h**e ee Somalia soo maray iyo walibo qaar kamid ah ciyaartoyda? 30/07/2019

Waxaan halkaan ku eegeynaa kooxihii h**e ee Soomaaliya soo maray iyo qaar ka mid ah ciyaartoyda. laga soo bilaabo 1970 ki ilaa 1980 kooxaha xilligaas dhisnaa waxaa loo yaqaanaa kooxihii waaweynaa iyo walibo 1980 ilaa 1990 ki ayagana loo yaqaan kooxihii yaryaraa ama dambe. 10 kooxood ayey ahaayeen kooxihii waaweynaa waxeyna kala ahaayeen: Horseed Jeenyo Batroolka Wagad Badda Gaadiidka Madbacadda… [ 93 more words ]

Maxaad ka taqaanaa Kooxihii h**e ee Somalia soo maray iyo walibo qaar kamid ah ciyaartoyda? Waxaan halkaan ku eegeynaa kooxihii h**e ee Soomaaliya soo maray iyo qaar ka mid ah ciyaartoyda. laga soo bilaabo 1970 ki ilaa 1980 kooxaha xilligaas dhisnaa waxaa loo yaqaanaa kooxihii waaweynaa i…

29/07/2019

WAFUDII IYO CIYAARTOOYDA KA QEYBGALEYSA TUKE CUP 2019 OO TORONTO KUSOO QUL QULAYA..

Tartankani ayaa wuxuu furimi doonaa Jimcaha July 26, 2019
Waqtiga: 5:00 pm. Goobta: Esther Shiner Stadium
5720 Bathurst St,
North York, ON M2R 3W2

Tuke Cup 2019: Xiddigaha oo 6-0 ku bursatay Muqdisho Fc 29/07/2019

Tuke cup 2019: Xiddigaha oo 6-0 ku bursatay Muqdisho Fc Tartankii Tuke cup Toronto 2019 oo si xarago leh uga socda Toronto ayaa maanta wada ciyaaray kooxaha Muqdish Fc iyo Xiddigaha Fc. Ciyaatani ayaa waxay 6-0 ay guusha ku raacday Xiddigaha. Qeybta A (Group A) ayaa waxaa kalinta kowaad kusoo baxay Xiddigaha oo leh 4 dhibcood iyo 6 gool iyadoo aan waxba laga dhalin. [ 84 more words ]

Tuke Cup 2019: Xiddigaha oo 6-0 ku bursatay Muqdisho Fc Tuke cup 2019: Xiddigaha oo 6-0 ku bursatay Muqdisho Fc Tartankii Tuke cup Toronto 2019 oo si xarago leh uga socda Toronto ayaa maanta wada ciyaaray kooxaha Muqdish Fc iyo Xiddigaha Fc. Ciyaatani a…

Australia oo dirqi kaga baxsatay Muqdiso Fc iyo Semcy oo ku bar baratay Denmark . 28/07/2019

Australia oo dirqi kaga baxsatay Muqdiso Fc iyo Semcy oo ku bar baratay Denmark . Tuke cup Toronto 2019. Kulamadii maanta dhacay ayaa kooxaha u kala badiyay sidan tan: Australia 3-2 Muqdisho Fc. Semcy 4-0 Denmark. Kooxda Australia ayaa la soo baxday dardar xoogan oo farsameysan ka dib markii kooxda dhigeeda ah ee Muqdisho FC kaga badisay 3 gool halka kooxda muqdisho Fc ey la timid lawo gool. [ 44 more words ]

Australia oo dirqi kaga baxsatay Muqdiso Fc iyo Semcy oo ku bar baratay Denmark . Australia oo dirqi kaga baxsatay Muqdiso Fc iyo Semcy oo ku bar baratay Denmark . Tuke cup Toronto 2019. Kulamadii maanta dhacay ayaa kooxaha u kala badiyay sidan tan: Australia 3-2 Muqdisho Fc. Se…

TUKE CUP 2019: JUBBA UK OO 4-0 KU MACASALAAMEYSAY DENMARK 28/07/2019

TUKE CUP 2019: JUBBA UK OO 4-0 KU MACASALAAMEYSAY DENMARK IYO WALIBA XIDDGAHA IYO AUSTRALIA OO ISLA DHAAFI WAAYAY 0-0 Kooxaha kawada tirsan Group-B youth ee kala ah JUBBA UK iyo DENMARK ayaa waxaa dhex maray ciyaar aad uxiisa badan taas oo ka dhacday garoonka esther shiner taariikh 27/7/2019. kooxda JUBBA UK ayaa ku karbaashtay kooxda denmark 4 gool halka kooxda ka soo horjeedo ee Denmark ee la ma imaan weysay wax goolaal ah iyadoo waliba iska khasaarisay firsado dhowr ah oo soo maray halkaasi waxey guusha ku raacday kooxda dhalinyarada ah ee JUBBA UK.

TUKE CUP 2019: JUBBA UK OO 4-0 KU MACASALAAMEYSAY DENMARK TUKE CUP 2019: JUBBA UK OO 4-0 KU MACASALAAMEYSAY DENMARK IYO WALIBA XIDDGAHA IYO AUSTRALIA OO ISLA DHAAFI WAAYAY 0-0 Kooxaha kawada tirsan Group-B youth ee kala ah JUBBA UK iyo DENMARK ayaa waxaa …

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

30th Street
Mogadishu
0