21/07/2024
🚨🚨✅| BREAKING: João Cancelo ayaa qarka u saaran inuu sii joogo FC Barcelona! Hansi Flick waa uu ogolaaday Ciyaaryahanka.
Wadahadalada heshiiska amaahda + ikhtiyaarka iibsiga ayaa socda, Ciyaaryahanka ayaa kaliya doonaya Barça, taasoo ku qasabtay Man City inay wada xaajood la gasho Barcelona. 🇵🇹🔥
20/07/2024
🚨🗣️ Hansi Flick: "Tan iyo markii aan tababare u noqday kooxda Barcelona xirfadeyda, “Waxa aan ku arkayo tababaradii ugu horeeyay, waa wax aan la rumaysan karin. Waad ku mahadsan tahin La Masia. " 💙❤️🌟
19/07/2024
Dani Olmo Ma u qalmaa €60M — YES or NO? 🤔
19/07/2024
❗️Barcelona ayaa u soo bandhigtay wakiilka ciyaaryahanka Dani Olmo qandaraas gaaraya 6 sano. Kooxda ayaa doonaysa in ay xiddigan ku iibsato lacag dhan 60 milyan oo euro.
—
19/07/2024
🚨🇪🇸 Barcelona iyo Athletic ayaa ku dhow in ay soo gabagabeeyan heshiiska Nico Williams. Heshiiska waxaa lagu soo gabagabeyn doonaa qiimaha lagu burburin karo ciyaartoyga oo ah (€58m).
🤝🏼 Nico ayaa doonaya in uu ku biiro Barcelona.
19/07/2024
🚨🚨🌕| DEG DEG: Sergi Roberto ayaa macsalaameeyay FC Barcelona.
Waxa uu go’aansaday in u sugin inta ay kooxdu ka diwaan galinayso isaga oo haatan ku fikiraya in uu ku biiro horyaalka premier League. 🔵🔴👋
18/07/2024
🚨📸 | Funaanada homeka ah Ay ku ciyaari doonto 2024-25 season
18/07/2024
🚨🚨🌕| BREAKING: Joan Laporta ayaa weydiisay Deco inuu la soo saxiixdo Nico Williams iyo Dani Olmo!
Barcelona waxay doonaysaa labadoodaba inay keento kooxda – xaqiiqdii Deco waxa uu kulan la qaatay wakiilka Olmo Talaadadii Waxana Meel fiican maraaya wadahadalada Wakiilka iyo deco. 🔵🔴🇪🇸🔥