Falanqeynta ciyaaraha 《AlpHa》

Falanqeynta ciyaaraha 《AlpHa》

Share

asxaapta sportska kusoo dhawaada pageka ciyaaraha ee somali football like and follow

05/08/2022

Wixi suuqa lagu hard hardamo ba cawa waxaa bilaaban doono horyaalka ugu xiisaha badan kubada cagta ee premier league waxaana baasi doono ama lagu furi rabaa kooxaha kala ah Arsenal vs crystal Palace
Kooxdee ayaa sanadkaan qaadi doonto isleedahay adigoon taageernimo ufiirineyn.

04/08/2022

César Azpilicueta ayaa heshiis cusub oo labo sano ah u saxiixay kooxda Chelsea, sida laga soo xigtay warbixino kala duwan ✍️

04/08/2022

War Rasmi ah, Alex Telles ayaa la xaqiijiyay inoo amaah ugu biiray Sevilla ilaa June 2023 isagoo kaga soo biiray Manchester United. Heshiiska hadda waa la dhameestiray ka dib markii tijaabada caafimaadka la dhammeeyey shalay oo ku beegneed maalinimadii Arbacada. 🔴🤝

Sevilla ayaa bixin doonta €2m oo qeyb ka ah mushaaraadka ciyaaryahanka. Bartilmaameedka xiga waa: Thilo Kehrer.

Photos from Falanqeynta ciyaaraha 《AlpHa》's post 04/08/2022

Kaliya hal maalin ayaa ka harsan in la baaso horyaalka premier league

Yey kula tahay inee qaadeyso sanadkaan

Photos from Falanqeynta ciyaaraha 《AlpHa》's post 04/08/2022

Barcelona ayaa u soo bandhigtay Chelsea ciyaaryahanada kala ah Frenkie de Jong, Pierre-Emerick Aubameyang iyo Memphis Depay, sida laga soo xigtay Nizaar Kinsella

02/01/2022

PSG oo sheegtay in Leo laga helay cudurka COVID-19

10/05/2019

European waxaa leh England

27/10/2018

Kaliya halmaalin ayaa kaharsan in la baaso kulanka weyn ee Elclassico no messi no ronaldo

23/07/2018

ozil ayaa maanta cadeeyay inuusan dib dambe ugu dheeli dooni xulki oo koob aduun laqaaday 2014 ee Germany sababa laxariira lakulmida Eurdogan

18/07/2018

fifa ayaa soosaarta line upkii ugu fiicnaa koobka aduunka fikirkaaga comentiga noogu sooqor waa inoo muhiim

18/07/2018

war ayaa sheegaya real inay 25m kudooneyso goolhayaha reer Belgium ee courtious balse Chelsea ilaa iyo goolhaya kale kahesho maniibeyso

16/07/2018

hampalyo xulka france ayaa markale qaaday champion of the world

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Xamar To Balcad
Mogadishu
223