Muhammad deeq darajo

Muhammad deeq darajo

Share

hubsiimo � ..,

25/08/2024

Liverpool 1:0 Brentford

Luis dias on fire 🫡

29/07/2024

Hal Guuto oo Meleteriga katirsan oo Dagaalami karto majirto iyo Hambalyadaadan is Waafaji!?.

Marki Kursiga iyo loolanka Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud aad kula jirto kaa indhatiraan Xaqiiqooyinka waa iska sidaan!!.

Siyaasaddi ku diiday indhacadeys waa halkiisa e'!!.

War ileen waalida waa la isku daarta 😅😅

09/07/2024

KU MACAASH
KA MACAASH
AA LA DHAHA ALAABTAN 😅😅

WABA OGEEN INAY SIDAN DHACEYSO LKN BALAN BEEN AH INA QAADAN MAXAA IDINKU KALIFAAYAY ?

Ku darso qeyladan waxba lagu bisleysanayay 🤦😅😅

15/05/2024

MADAXWEYNE HSM 2 Sano ayaa u buuxsantay ;

Waxan arkay dad badan o dhahaaya 2 Sano o dhul b**b ah ayey aheed !

Ku darso kuwa SaaS dhahaayo badankood waxay u sacaba tumaan kuwa barakiciyay ee ku dul dalaalay dhulki ay daganayen !

La joojiyaana banaan la jiifiyana banaan ayey wadaan tolkey kii barakiciyay ayey galmudug la rabaan 😅

Tolkeyow maxaa so laqdeen waxaan indha adeeg ka badane 🤦😅

26/04/2024

Kaaf iyo Kala dheeri ...

23/04/2024

Chelsea ilmahaas Waka inkaarsatay 😅

Funaanad idinkama rabee waxaan sharafta funaanada Ina u dagaalantaan yaaahuu 🤦

Photos from Muhammad deeq darajo's post 23/04/2024

Masha alah somalia 🇸🇴🤝🇹🇷turkey guul iyo gobanimo ,

28/02/2024

Tom and Jerry kaalay ila daawo 😅

Photos from Muhammad deeq darajo's post 07/01/2024

arsenal isi so adkeeya yaah no salab no Virgil no problem Jurgen klopp 🫡

05/01/2024

WILI TUHUN IYO MAALA YACNI MIYAAD HEYSAAN WAR MADAXDIINA DHAGEYSTA O KU DAREEN NOQDA
SI CADOWGA LOOGA GULEYSTO ,

05/01/2024

SOMALIWEYN INSHA ALAH 🇸🇴

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu