Baago Academy

Baago Academy

Share

bal wadeena waa banooni �

04/03/2026

Goal liban gurey

Photos from Baago Academy's post 25/02/2026

Alx fast game of Ramadan cup
Three points
Baago Academy

Photos from Baago Academy's post 26/02/2025

My Team Baago Academy
dress season 👕⚽️

24/02/2025

🚨Natiijada Shalay BAAGO AC 1:1 GALEYR AC
GOalka ciyaarta waxaa xaqiijiye ciyaaryahan
Muzamil ⚽️🔥

23/02/2025

🚨MATCH DAY
🆚️Galeyr Ac
🎮minishibiyo Ramadan cup
🏟minishibiyo
🗓23/2/2025
🕰4:00
📌Axad
AC✊️

Photos from Husein hadafow's post 20/08/2024

WAXAA MAAMULKA Mamulka Ciyaaraha Deg SHIBIS AY MACALINKA KOWAAD EE DAGMADA U MAGACAABEEN MACLIN MOWLID ABDI MALIN OO AH MACALIN WAX BADAN KA BADALI KARA XAALADAHA TAARIIKHIGA AH AY KU JIRTO DAGMADA SHIBIS.

MACALIN MOWLID (EMBAY) WAXAAN LEENAHAY HAMBALYO HAMBALYO WAXAA KU RAJEYNAYNAA IN ALLAHA KULA GARAB GALO SHAQADA ADAG EE LAGUU MAGACAABAY


Photos from Baago Academy's post 24/07/2024

Hambalyo gudoomiyaheena mar neh macalinkeena Mowlid Abdi oo soo gabagabeeyay heerka koowaad ee waxbarashada🙌

Hambalyo mustaqbal ifaaya kuu rajeyneyna dhamaan🎉🤩

Photos from Baago Academy's post 18/07/2024

New dress 👕 Baago Academy
Family Baago 🥰💘💯🙏🙏

Photos from Baago Academy's post 30/06/2024

Waxa manta Tobabarka Baago nagu so booqdey ama bixinaaye Bakar Abdullahi Gacal oo ah ciyaaryan horey ugu so ciyaarey Baago Academy wana lagend kooxda wana kaka mahadcalineena wagtigiisa qaali oo nasiise 🙏❤️✊

Photos from Baago Academy's post 27/06/2024

New dress Team BaaGo AcaDemY marwalpa waxaa tihiin jiil dahabiha dhalinyaro guul Iyo gobanimo⚽️💪
❤: BaaGo AcaDemY BoYs ⚽️💪

✅Fariin u reeb Jiilkan dahabiga Ah🙏

Photos from Baago Academy's post 26/06/2024

Dabaal daga isbuuca xoriyadda dalkeenna 26 Jun & 1-da luulyo .
Maamulka iyo macaliimiinta ciyaartooyda oo idin leh Hambalyo dabaal dag wacan, dhammaan ummada Soomaaliyeed.🇸🇴

💪

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu