Garad Media

Garad Media

Share

Mohamed Ahmed known as ~Siyad~ I Am Content Creator/ Live In Somalia
🤍

31/07/2024

Hogaamiyahii dhanka Siyaasadda ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya ayaa lagu lagu dilay Tehran, aroornimadi h**e Arbacada ee maanta sida ay baahisay wakaaladda Wararka Iiraan.
Dhanka kale Bayaan isna kasoo baxay Xamaas, ayaa lagu xaqiijiyay in Ismaaciil Haniyah lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday magaalada Tahran ee Caasimadda Iiraan.

18/06/2024

Ciid wanaagsan🥳

12/06/2024

CEYNU JAALUUT😱xog muhiim ah oo ku saabsan dagaalkI ceynu jaaluut.

03/06/2024

Traffic light (samaafare) wax ka ogow samaafaraha iyo sida uu muhiim uguyahay wadooyinka Garad Media

29/05/2024
23/05/2024

inagoo soo biir oo ka mid noqo asxaabta inagu xiran😍.

23/04/2024

Badda Dhimatey 😱Wax Ka Ogow Badda Dhimatey Garad Media

16/04/2024

ninkii ka talayiyey faaris iyo ruum 💪🏽 wax ka ogow dul'qarneyn Garad Media

13/04/2024

Filashadu Wey Kaduwantahay Xaqiiqda 🤯🤯Maxaa Ku Dhacay Magaaladan Garad Media

12/04/2024

filashadu weey ka duwantahay xaqiiqda🥶🤯farxad yar kedib maxaa xigey 😳waa dhacdo kadhacdey magaalada cleveland ohio ee dalka mareykanka muuqaal ayaan ka soowadaa 🤩inagu soo biir oo kamid noqo bahweynta inagu xiran Garad Media

Garad Media Mohamed Ahmed known as ~Siyad~ I Am Content Creator/ Live In Somalia
🤍

08/04/2024

noole kamid ah noolayaasha dunida ugu da'da weyn Garad Media

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Km4
Mogadishu