23/10/2022
Qof Somalia ah oo dani ugu jirin Nabad iyo Xasilooni in aan kuwada noolaano Maiyaa Jira ?
Samaati
23/10/2022
Qof Somalia ah oo dani ugu jirin Nabad iyo Xasilooni in aan kuwada noolaano Maiyaa Jira ?
Xuriyadaada Hadalka waxay kaga egtahay meesha ay ka bilaabanayso xoriyada qof kale.
Dowlada waa inay la timaado qorsho Aminga dalka wax looga qabanaayo dadkana ay aamini karaan !
03/07/2022
Maanta Madaxweynaheena yaa soo dhaweeyay?
Waziirada A, B iyo C da sidee lookala badsan doonaa ? Hada waxa kaliya ee kuloolamayaan waaye Maamul goboleydayada hada.
Dorashadii dhacday 15 May 2022 Maamul gobaleyda qaar ayaa faaiido Siyaasadeed gaaray halka kuwo kalena ay ku qasaareen.
17/06/2022
Nabar aad sugeysay naxdin malahan.
15/06/2022
Hambalyo Mr Hamze Abdi Barre waxaan alle kaaga baryaa in uu xilka kula garab galo.
14/06/2022
Waliaa laguma faano hal abuur aan kaaga aheen
CIID WANAGSAN DHAMAAN UMDA SOMALIYED GUUD AHAAN GAAR AHAAN REER BUULO XUUBEY. CIID MUBAARAK