27/12/2025
Waxaa shalayto si diiran Akadeemiyada STAR BOYS loogu soo dhaweeyay (Pogba) iyo (Amiin)
Ku soo dhawaada Family SB
sumadeenu waa kubad qurux badan
27/12/2025
Waxaa shalayto si diiran Akadeemiyada STAR BOYS loogu soo dhaweeyay (Pogba) iyo (Amiin)
Ku soo dhawaada Family SB
27/12/2025
Waxaa shalay galab dib ugu soo laabanay tababarka aan iskugu diyaarineyno tartamada bisha barakeysan ee Ramadaanka
25/10/2025
Asc dhammaan asxaabta ku xeran page ka Akadeemiyada STAR BOYS waxaa maalinta berito oo ku asteysan Axad 26 -Oct- 2025 Garoon Al huda uu martigelin doonaa kullan maamuus iyo macsalaameyn loo sameyn doonno ciyaartoyda ka timid gobolada dalka oo sannadkan 2025 matalayay Degmada faca-weyn ee Wadajir
12/10/2025
Waxaa mar kale dib loogu soo dhaweeyay mid ka mid ah ciyaartoydii h**e ee akadeemiyada STAR BOYS Âpdallå Äpdi Osman Okaaja 87 ku soo dhawoow gurigaaga mar kale
15/07/2025
Sawiro: Maalintii afaraad ee tababarka akadeemiyada Star Boys oo isku diyaarineysa tartanka akadeemiyayaasha Gobalka BANAADIR oo furmi doonna 30 jul 2025
06/07/2025
Sawiro: Ciyaartoyda akadeemoyada STAR BOYS ayaa ku guuleystay koobkoodii 3aad 2 asbuuc gudaheed iyo kii 5aad sannadan gudihiisa wadar koobabka laga soo billaabay 2017 ilaa hadda waxay ay mareysaa 15 koobab inta lafahooda la haayo waa 10 koob waxaan ugu mahadcelinaynaa ALLAAH ka sokow ciyaartoyda iyo macallimiinta iyo dhammaan taageera yaasha akadeemiyada
(Ragaan faalo iyo in loo camiro wey ka dhanyihiin)
01/07/2025
Tartankii ugu h**eeyay ee akadeemiyayaasha qeybta galbeed loo qabtay oo ay ka qeyb galayeen ilaa 10 akadeemiyadooda iyadoo laga soo xulay 5 degmooyin oo qeybta galbeed ayaan ku guuleysanay
STAR BOYS Ac 2 : 0 A.Dharkeenleey
19/06/2025
Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay akadeemiyada STAR BOYS ciyaartoyda kala ah: iyo oo ku soo biiray akadeemiyada waad ku mahadsantihiin doorashada aad doorateen akadeemiyada
Ku soo dhawaada Gacmo furan
18/03/2025
Sinjigu waa ma guuraan si kasta oo aad isku dhejisaan Caadil wiil qaran waa la ogyahay meesha kuu ka yimid guuleyso Libaax
Caadil Axmed Nuur From STAR BOYS Academy to National Team U17
| Monday | 00:00 - 23:59 |
| Tuesday | 00:00 - 23:59 |
| Wednesday | 00:00 - 23:59 |
| Thursday | 00:00 - 23:59 |
| Friday | 00:00 - 23:59 |
| Saturday | 00:00 - 23:59 |
| Sunday | 00:00 - 23:59 |