Oo xafladii kala kiciska ahayd ma waxaa joogay wadaad koox wadaada ku sheeg ah somalia caadi u jabtay wallahi
Galgaduud wabset
Halkaan baad ugu imaanaysaa wararkii ugu dambeeyay galmudug
Dhacdooyinka yaabka leh ee ka dhacayo 2026 magaalada muqdisho waa wax laga argagaxo
Maata iyo buulo eelaay
35 kadib maxaa kuu muuqdo hada fallow saar boga faruhu ku jabee
Dad badan ayaa moodo in wadamada shisheeye rabaan in aan heshiino sidaa maahan ee waxay rabaan in aan is dilno oo aan kaalmadooda ku noolaano farta saar oo fallow dhe ciwaanka galgaduud wabset
Halaga fogaado dadka xun xun oo dad wan wanaagsan ee aan ka carayno aya wanaag noo ah aan garano xaqiida dhabta ah halka ay maga jirto
War 1k waad na keenteen oo horay noo xiriira si aan muuqaalada xiiso ugu yeelno boga xiiso u yeela
Kululayso ayaan ka cabanaynay ee markaan waxaan u malaynayaa in digsii lagu codeeyo oo kushiinka la isla eedo umada yaan la dhibin waxaan madaxwayne hassan shiikh raali ka ayn k**a socon karaa galmudug
Galmudug waxaan ka ogahay yaa ah inteen uu waraabaha idiin sheegayo waana xaqiiqo waxaan hassan shiikh ogolayn k**a socon doonaan midaa maanka ku haaya falow nagu dharbaaxa oo inta naragtaan hanaga socona. Saacid Cali Geeddi Sunni
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
615396066