XASAN CALI ABDI

XASAN CALI ABDI

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XASAN CALI ABDI, Mogadishu.

halkaan waxad kala socon kartaa wararkii ugu dambeyay ee ciyaaraha suuqa kala iibsiga kooxdada fadlan hadii nagu cusub tahay follow inoo taabo like inoo tabo si mar walbo warka kugu soo dhaco mahdsnd

12/01/2026

Rasmi Real madrid ayaa Ceyrisay macalin Xabi alonso warkaan waa run

11/09/2025

1XBET Promo code πŸ‘‰πŸ» GUUSHA45 πŸ‘ˆπŸ»

26/01/2025

Barcelona female wins todayπŸ†

Photos from XASAN CALI ABDI's post 26/12/2024

Cimilada garoonka caawa ciyaarta udhaxaysa kooxda Liverpool iyo Leister city half time waxay ku dhamaaty 1___1

24/12/2024

12 sano ka hor maanta oo kale... Lionel Messi ayaa dhaliyay goolkiisii 91-aad ee sanadkii 2012. Olole WAALI AH. βœ¨πŸ‡¦πŸ‡·

β€’ 69 ciyaarood
β€’ 91 gool
β€’ 24 caawin
β€’ 9 hattricks

Photos from XASAN CALI ABDI's post 22/12/2024

Liverpool ayaa xasuuq wayn ugaysatay Tottenham Hotspur marki lagu dhuftay 3__6 nimankan Liverpool ah balaayo waa runti

20/12/2024

Rikoorkisa ayaa hadlaya Lionel Messi sanadkii 2012 ayaa waxaan lasameeyay kadib markii uu cayaaray 69 kulan waxaa uuna dhaliyay 91 gool
Cajiib ninkanu

21/07/2024

Federico Chiesa ayaa wali waqti u qabtay si uu u saxiixo autographs oo uu sawir selfie ah ula galo taageerayaasha maalinta arooskiisa πŸ˜‚πŸ‘

21/07/2024

Inter Miami ayaa Lionel Messi ku sharfeen warqad khaas ah ka hor kulankooda iyo Chicago Fire, iyagoo u dabaaldegay guushii Copa America ee Argentina.

Waxay haysteen 45 koob oo kala duwan oo kor u taagaya calaamad mid kasta oo ka mid ah koobabkii uu ku guuleystay xirfadiisa πŸ†

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu