Widh widh cup 2024

Widh widh cup 2024

Share

Sport

Photos from Widh widh cup 2024's post 12/10/2024

Cabdicasiis faarax coomaade (siiyow)

Mid kamid ah da'yarka cajiibka aah ee usoo kacay SSC_KHAATUMO
Siiyow wuxuu mudo 2 bilood gudahood ku guuleystay 3 koob oo official ah

Ceegaag cup 2024
Widh widh cup 2024
Howd cup 2024
Guud ahaan sanadkan wuxuu ku guuleystay 4 koob 2024

Waa ciyaartooy hibo iyo dadaal isku darsaday

Siiyow wuxuu mudan yahay dhiiri galin
Waxaa kuu rajaynayaa horumar iyo inaad heer wacan ka gaadho kubada cagta

Like share & follow
Our page

13/08/2024

Magaaladii boqortooyada BALICAD
Love ❤️ waxaan ahayn caasimada yaan la saarin

06/08/2024

7/8/2024
Waxaan maanta daahfuray horyaalkii heerka 2aad ee degmada widh widh
Waxaa ku loolamaya 6 kooxood oo heerka 2aad ah
Iyadoo horay noogu soo dhamaaday horyaalkii heerka 1aad ee degmada widh widh

Widh widh cup 2024

05/08/2024

Best player
Subeer xaaji
2024/5

05/08/2024

Best golden golves
Guuleed shaadiid
2024/5

05/08/2024

Best golden boot
Abdiqafaar ( gaacood)
2024/5

05/08/2024

Best team 🏆
Saxansaxo
2024/5

05/08/2024

Best coach
Abdiwahab Mohamett
2024/25

Photos from Widh widh cup 2024's post 05/08/2024

Part 1

Xafladii abaalmarinaha
Qaybta shahaado shatafta

Widh widh cup 2024

Photos from Widh widh cup 2024's post 04/08/2024

Widh widh cup 2024
Champions saxan saxo

01/08/2024

Final match

Super Friday

Kick off 3:30

Kasoo qayb gal wanagsa

Widh widh cup 2024

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Widh Widh
Mogadishu
1234