Gudoomiyaha Kooxda Abuukar Safaana
Kulankii Kooxda Dekadaha Garaacnay Ka Dib
Xanuun Muddo La Maqnaay Dib Kooxda Ugu Soo Laabtay Allxm
Iyo Wareysi Uu Siiyay Goolfm Tv
Maamullka Kooxda
Geeska Africa FC
PAGE KAAN WAA PAGE KIINA WAA PAGE U GAAR AH TAAGERAYAASHA KOOXDA GEESKA AFRICA FC DHAMAAN UMADA SOMALIYEED DAL IYO DIBAD MEEL KASTO EE JOOGAN WELCOME
WAA KOOX QABIIL MIDNA LAHEEN OO LEH SHACABKA SOMALIYEED MELKASTO AAY JOOGAN
Waxan la yaabay markii aan dhageystay wariye isku Sheegan daariq Mocow wariye ma dhihi Karee waa nin u dhaqmaya Sida qaqlayasha baraha bulshada Ku qaraabta dadka magaca Ku dhex leh bulshadana Ku caaya si ay lacago Baad ah uga qaataan Amaba lagu soo siiyo lacag iney caayaan Ila dhageysta Sida uu qaybta koowaad ee warkan uu personal Attack ugu sameynayo cayartoy magac weyn kuleh bahda cayaaraha dalka maxamed nuur shaarkey
Maxa Iska quseeya cayaryahanka Da.diisa iyo dadnimadiisa ma waxa lagu qiimeeyaa waxqabadkisa dadaalkiisa iyo shaqadiisa Mise da.diisa kawarama hada ma dhihi karnaa zlatan ibrahimovic Del Piero ayuu garoon la so galaye muxuu weli Ka dhex qabanayaa garoomada habeen h**e ayaa loga yeeray xulkiisa cayar ka tirsan is reb rebka koobka aduunka waxa uuna ku muteystay in xulkiisa looga yeero waa wacdaraha uu naadigiisa AC Milan Ka dhigayo iyado aan wada ogsoonahay cayartoy badan oo ay garoomada Isla so galeen iney cayaaraha kawada fariisteen waxan leyahay kuguma haboona warkan adoo wariyenimo sheeganaya Waxadna Ku xad gudubtay maamulka iyo naadiga Ku qanacsan inuu Ka mid noqdo cayartoydoda iyo cayaryahanka shaqsiyadiisa intaba waana inaad Raali gelin Deg deg ah Ka bixisaa falkan aad Ku kacday ee aan Ku habooneyn wariyenimada aad sheeganeyso
Kan cml oo Caado qaate ah inta uu koox ama sportga Somaliba Ka mid yahay heer ma gaarayaan maamulka kooxda Isaga iyo xidigo kale oo la mid ah oo ay uwada arkayeen iney yihiin waayo aragiin hadii ay kooxda Ka mid noqdaana wax badan ay Ku so kordhin karaan
khibradooda iyo wayo aragnimadoda darteed madama ay h**ey ugu so cayaareen koox waaweyn Somali premier league oo ay kooxda Ku cusbeyd si weyn ayana logu so dhoweyey kooxda oo uu Ku qanacsanaa waxana loola dhaqmay si xataa Ka Duwan xidigihii kale ee la midka ahaa isaga madama uu gool haye laf dhabar u ahaà kooxda sagaalkii kulan ee ay wareega kowad kooxda cayaartayna waxa laga badiyey 7bo Ka mid ah oo uu shabaqa kooxda waardiye Ka ahaa isaga Halka labada dhibic ee uu leeyahay way la timid kaliya uu shaqeyey gool haye mustaf oo labaad u ahaà isaga sababta keentay in laga Diro naadiga loona arko inuusan u qalmin
Inuu Ka sii mid ahaado waxey Ka dhalatay in lagu soo eedeeyey fadeexad Ka dhalatay kulankii aan la laheyn dhiggeena kooxda ELman kuna saabsaneyd isaga.
Mana jecleyn inan Ka hadalno ama u jawaabno isaga waxana nagu kaliftay inan Ka jawaabno wareysigan uu siiyey mid Ka mid ah TVyada Ka faalooda sportga dalka waxan weli Ka gaabsaneynaa inaan faah faahin intaas dheer Ka bixino fadeexada sababtay in kooxda laga cayriyo iyo nooceeda waxana u rajeyneynaa mustaqbal wanagsan
Maamulka kooxda geeska afrika waxa ay aqbaleen codsi uga yimid macalinkii kooxda daadir amiin Cali
Codsigaas oo Ku saabsan arimo shaqsi oo macalinka u gaar ah sidaas darteed maanta oo ay taariikhdu tahay 23 02 2021 waxa ay maamulka kooxda geeska afrika u magacaabeen macalinka rasmiga ah ee naadiga Inu noqdo macalin yaasiin dayib maxamed (Banyaa) wabillaahi towfiiq
22/02/2021
Waa kulankeena 5aad⚽️ ee somali primier league 2020 21 waxan rajeynenaa guul💪✊ muhiim ah inaan gaarno I.a 🥅
27/01/2021
Maanta waxan cayaari Doonaa ⚽️ kulanKeena 2aad ee 🇸🇴Somali primier league anagoo la cayaari doona kooxda 🔵
waxan rajeneynaa guul I.a ✊
Guuuul GEESKA AFRICA
23/01/2021
Gool Hayihii H**e ee SAXAFI MCC ELMAN Aweys Xaaji Amiin Ayaan Maanta La Gaarnay Heshiis Labo Sano ah Waxan leenahay Soo Dhowoow Ku soo dhowoow Kooxda Geeska Afrika
19/01/2021
Kulanka maanta an la cayaarnay kooxda jeenyo wuxuu ku idlaaday barbar dhac G.afika 0 - 0 jeenyo
Kulamada xiga guul geeska afrika
19/01/2021
Kulankeena ugu h**eeya sanadkan ee Somali primier league 2020-21 ayaan maanta la cayaari doonaa kooxda kubbada cagta ee
🏆Tartanka Somali primier league
🗓taariikh 19 Jan
🎱waqtiga 03:30pm
🏟garoonka Eng.yariisow
Guuuuuuul Geeska__afrika I.a
14/01/2021
Cayaaryahan Maxamed Maxamuud Cali (Diyaabi) Ayaa Maanta Heshiis Kordhin u sameeyey Kooxdiisa Geeska Afrika
Cayaaryahan Diyaabi Ayaa Booska Daafaca Dhexe Uga Cayaara Geeska Afrika sido kalena waa Dhaliye isagoo daafac ah hadana goolal u dhaliya kooxdiisa
Waa wareysi ay la yeelatay idaacada cayaaraha GOOLFM daafaca ma shalaayaha jooga dheer ee geeska afrika Ibraahim Mascuud Cali
10/01/2021
Waa Sawirada Qaar Ka Mid Ah Xidigaha Geeska Afrika oo Maanta kula Dabaal dagay Garonka weyn ee Stadio Muqdisho xulka banaadir koobkii Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Ay kula Guuleysteen Gobolka Banaadir
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu Somalia Banaadir
Mogadishu
3324