Kabtan Azuuri

Kabtan Azuuri

Share

Maad Qosol Siyasad Ciyaaro
wax walbo ankahelo inaan soqoro ayan idin balan qada oo mar walbo aan farxadeyda kashaqeeyo
MAHADSANIDIIN

15/07/2020

Arthur & Merlin: Knights of Camelot

10/07/2020

Caana cabe waa soo shaqo tagyay waxuu diyaar uyahay jaa,iza walbo inuu shaarbaha saarto walee hada shaqo rabto cidna kuma xaqireeyso meshaan been been mataalo wax muuqdo iyo rag laxifaltanaa yaalo
Hambalyo ilka dheere๐Ÿ˜‚

08/07/2020

Kulankaan waaxuu kamid yahay kulamada tariikhda ku leh horyaalka ingiriiska
Hadaba isku day ๐Ÿค”
Hada fun sports tahay wee kuu fududahay
Reer gadaal kagaar share iyo like waaye shaqadiina๐Ÿคฃ
No comments๐Ÿšซ

07/07/2020

๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ baaquli boy umadeena maha wlh qosolka iga dhamada prank waa dhafay kan waa wax kale lkn xariiifka AKHI AKHI dhahayo meel halagu sheego ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

07/07/2020

Pogba aragtaa niiko aragtaa waaye ciduu qabtaba waka nikisiinaa ๐Ÿ˜‚

07/07/2020

Bruno: sxbow dadka waxee kugu xantaan inaa gafureey tahay oo adan wiji qosla laheen lkn marka ani ila joogto waadka badalantahay sidaas waad faraxsantahay maxaa kawadaa๐Ÿ˜‚
Martial: diimow sxb adi naftirkaga wajiga waan ku badalan lahaa ee waxaa tahay ninka kaliya ee wijiga goosha iga caawin karo baas qurux badana isiinkaro marka sidaas ayaan adi kugu qoslaa๐Ÿ˜‚ sidoo kale ilkahaga dhadheerna xabada sxbo aheena ku soo xasuusta ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Ciyarihan diimoow ah oo damina waligeey ma arkin hadaa taqaano nala wadaag๐Ÿ˜ƒ

06/07/2020

Xariifkaan prankigiisa caadi maha ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Kulahaa eedo batuulo waxartii bakaraa lala sigaloyaa ee adeer horay usowad
Maskiinka wagaa ku baryay kan labaad
Midka kowaad xafadiso jogaha umaleena kibirkiisa๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

06/07/2020

HOOYO MACAAN hadii ay kuu nooshay baari u noqo oo u asxaanfal garabkeedana buuxi๐Ÿ™๐Ÿ˜
Hadii aysan kuu joogina u ducee marwalbo ๐Ÿคฒ

Hooyo walbo Somaliyeed farxad waarto ayaan u rajeenayaa ๐Ÿ˜โค

06/07/2020

Pele Brazil ayaa walalkii ku dhahay goalka iskaga bax markaas ayuu diidey walalki inuu goalka ka baxo kolkaasuu beerka kaga dhuftey kubadii halkii ayuu ku dhintey๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚, iyo

Pele Brazil ayaa laacibnimadiisa laga yaabey kolkasaa lugta midigta laga mamnuucey inuu kubada ku ciyaaro๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Sheekooyinkaan hadii aad soo gaartey legend ayaa tahay๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Hal sheeko oo nocaan o kale ah nala wadaag๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

06/07/2020

Gooshii xalay Messi gabow oo caawiyay iyo sida quruxda badneed oo udhaliyay Griezmann wax kalo ayeey aheed gooshaan
Gaabka waxkale waaye ๐Ÿ‘
Xarfanta Playstationka dheesha waxaan ma sameen kartaan๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
Tag kudheh mid reera Playstation ah

06/07/2020

Waa ku waan 5ta loo sadalinayo inuu midkood ku guuleesto kaa,isada loyaqano GOLDEN BOY

Adigu yaad isleedahay wuu ku guuleysan karaa๐Ÿค”

06/07/2020

HAMBALYO: Nemanja Matic oo hishiiska u cosboneeysiyay Manchester United ilaa 2023 โœ๏ธ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu