Hi asxaapta subax wanaagsan
Livesports.so
welcome livesports.so like and share thnk. waxa laga yaabaa in ay dad farabadan is weydiinaayaan maxa llogu hadli doona tallo? welcome
pagekaan waxa loogu hadli doonna sportska oo kaliyah sida wararkii ugu dambeeye suuqa kala iibsiga. this is live sport page how brodcast all live footbals
04/01/2018
Ka baxsan sports.
Soo Qor < 3 Hadii CaLaamad ❤ Kuu Soo Baxdo Jclkga 2018 Wad Ku GuuLeysaneysaa Hdii Uu Kuu Soo Bixi Waayana Wad Ku GuuL Dareysaneysaaa 😳
04/01/2018
Jesse lingard ayaa loo doortay markii ugu horeeysay xidiga bisha naadiga Mancheter United codadkii ugu badnaa ayuu helay %85 wuxuu ku garaacay ciyaaryahanada Juan mata iyo Phil Jones
⭐ Lingard bisha december wax kale ayuu ahaaa 7 gool ayuu dhaliyay 2 Goal wuu caawiyay
Dance boy Line up ma u qalmaa !.
23/12/2017
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waa iga dhab waxaan rabaa qof aan pagekaan ku wareejiyo admin aniga hoolo kale ayyaa ii soo baxeyn. Plz comment ku soo dira wixii codsi ah.
20/12/2017
Shaxda Rasmiga ee Kulanka caawa.
Aragtidaada ku aadan shaxda !
Xidige isleedahay Wuu dhalin doona goolka koowad ee Ciyarta Wa hadii aay inoo suura gasho in aan dhalino !!
Aniga : Martial
GGMU ❤❤👏💪👊
-Bashka yare
20/12/2017
Wararka ka imaanaaya naadiga ATLETICO Madrid maanta ayay war cad kasoo saarta cidii aay ka iibineeso laacibka Griezmann
----------------------------------------------------------------------------
ATLETICO MADRID =ayaa diyaar u ah ineey iibiso Antoine Griezmann waxayna ka iibineesaa Man chester united kadib markii aay
dacwo ka gudbisay kooxda Barcelona
Waxayna dacwadaas geesay xiriirka kubada cagta ee FIFA maadama si qarsoodi ah aay ula kulantay laacibka Griezmann
Warkaana waxaa qoray majalada Mirror Football
Reer Man united kawarama warkaan hada aay shaacisay Atletico maku faraxsan tihiin sidee u aragtaan inaad laacibkaan heshaan
Fikirkaaka comment igula wadaag
06/12/2017
Farxadu waa sheey qaali ah
30/11/2017
Ugu Horeenti inta aadan bilaabin ka hor aqrinta Ku sali Nabiga Ugu Yaraan 10 Jeer Siduu Alle Adna kugu saliyo.
-Abtirsika Nabiga
Sida aan wada ognahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi Ismaaciil oo uu dhalay nabi Ibraahim. Abtirsiinyada nabiga SCW waxay u qaybsantaa saddex qaybood:
1-Qaybta u hooreysa marka nabiga SCW laga soo bilaabo waxay ku eg tahay ilaa Cadnaa, waana qayb culimada islaamka oo dhan ay isku waafaqsan tahay isla markaasna la hubo sixadeeda;
2-Qaybta labaad oo iyaduna ka bilaabato Cadnaan waxay ku eg tahay ilaa nabi Ismaaciil, hase yeeshee waa qayb ay culimadu isku khilaafsan tahay sixadeeda in badan oo culimada ka mid ihina way ka gaabsadaan, qaar kalena way ka hadlaan;
3-Qaybta saddexaad oo ka bilaabata nabi Ismaaciil ilaa laga gaaro nabi Aadan aad ayaay u adag tahay xaqiijinteeda iyo sixadeeda waxana wanaagsan in laga dhowrsada oo aan la dhex dabaalan.
Waxaan markaa soo qaadaneynaa qaybta ugu horreysa ee ay culimada islaamku isku waafaqsan yihiin waana sida tan soo socoto.
Maxammed binu Cabdullahi binu Cabdimudhalib (Shaybah) binu Haashim (Camar) binu Cabdimanaaf (Muqiira) binu Qusayi (sayd) binu Kilaab binu Murra binu Kacab binu Nadar (Qays) binu Kinaana binu Khuseyma binu Mudrik (binu Ilyaas binu Mudar binu Nisaar binu Macad binu Cadnaa.
Rasuulka SCW jilibkiisa waxaa la oran jirey reer binu Haashim, waxaana loogu magac daray awoowgiisii labaad, Haashim binu Cabdimanaaf. Haashim wuxuu ahaa nin ka sheegganaa reer Makka, wuxuu waraabin jirey xujeyda oo uu aabbihiis Cabdimanaaf ka dhaxlay, sidoo kale wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyey ee jideeyey labadii safar ee suuratul Quraysh sheegtay oo ay qurayshtu u kala safri jirtay Shaam iyo Yamaan.
Haashim Wuxuu dhalay afar wiil oo kala ahaa: Asad, Abu Seyfi, Nadla' iyo Cabdimudhalib iyo shan gabdhood oo kala ahaa: Sharaf, Khaalida, Daciifa, Ruqiya iyo Junna. Waxaa sagaalkooda ugu yaraa Cabdimudhalib oo ahaa nibiga SCW awowgiis.
Cabdimudhalib wuxuu dhalay toban wiil iyo lix gabdhood, waxaana tobanka wiil lakalal oran jiray: Xaarith, Subayr, Abuu Dhaalib, Cadullahi, Safar, Cabbaas, Xamsa, abuu Lahab, Qiyidaaq, Muqawim. Lixda Gabdhoodna waxay kala ahaayeen: Safiya, Arwa, Ummu Xakiim, Bara'Caatika iyo Ummayma. Cabdimudhalib wuxuu noqday nin cajiib ah oo qureysh oo dhan ka tilmaaman, wuxuu noqday odeygii qureysheed sida lo ogsoon yahayna wuxuu leeyahay qisooyin caan ah oo kala duwan, halkanna aynaan ku soo wada koobi karin, waxaana ka mida ahaa Duullaankii Abraha iyo Qodiddii Samsamka, kuwaas oo isaga iyo qureyshba Ilaahay ugu gargaaray.
Conti.....
- Bashiir
Jimco Mubarak Dhamaan muslimiinta meel kasta ay jogan
09/11/2017
Asxaabta waad salaamantihiin
Qeebta 1-aad taariqda Ronaldinho
-------------------------------------------------------
Magaciisa buuxa waa Ronaldo de asis mereyero Ronaldinho cuwaaja
Waa xirfadle kuxamaasha kubada cagta oo kudhashay sanadka markuu ahaa 21/5/1980
Magaalada porta alegre ee wadanka Brazil waa 37 jir wali kadhexmuuqda mihnada kubada cagta waana hubaal Ronaldiho wuxuu kaceyaaraa weerarka iyo khadka dhexe weerar
Ee Ronaldinho qofkii maqla durba xasuusanaayo farsamadiisa cajiibka eheed ee kubada cagta laacibkaan lagu naaneeso saaxiroolaha kubada cagta Ronaldinho ayaa usoo ciyaaray kooxo badan sida kooxda uu kusoo caan baxay ee gureemiya waxa uu katir sanaa dhoor sane laacibkaan oo aay indhaha ku haayeen kooxaha yurub ayaa dalab kahelay Psg
Waxayna kusoo qaadatay 5 milyan oo boon 5 sano hishiis ayuu qalinka ku duugay ciyaar yahan kuwaaja inuu kula joogo Psg asigoo xertay lambarkii 21 naad kana garab ciyaatay laacibiintii khadka dhexe jeejey ukaaja mekel Arteeta iyo weerar yahankii nikolaas analka aha
Laso qeebta labaad. Insh
07/11/2017
Koox Spain Ah Oo Dalab Ka Soo Gudbisay Mohamed Salah & Jawaabtii Ay Liverpool Ka Celisay
Waxaa Qoray: on November 7, 2017.
Wararka ka imanaya dalka England ayaa maanta oo salaasa ah sheegaya in ay kooxda Atletico Madrid isku dayi doonto la saxiixashada xiddiga garabka weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool ee Mohamed salah marka la gaaro suuqa Janaury.
Wargayska Daily Express ayaa sheegaya in ay kooxda Atletico Madrid diyaar u tahay in ay Liverpool miiska u saarto lacag dhan 50 milyan oo euro si u u hesho xiddiga wacdaraha dhigaya.
Mohamed salah oo 25 jir ah ayaa ku soo biiray kooxda Liverpool suuqii xagaaga ee ugu dambeeyay isaga oo noqday xiddiga ugu qaalisan kooxda kadib markii uu ugu soo biiray lacag dhan 42 milyan oo euro.
Wararka ayaa sheegaya in uu tababaraha Atletico Madrid isku dayi doono in uu xiddigan la soo wareego Janaury si uu uga garab ciyaarsiiyo xiddigaha Diego Conte iyo Antoine Griezmann.
Atletico Madrid ayaa xitaa diyaar u ah in ay Liverpool siiso xiddiga garabka ka ciyaara ee Yannick Ferreira Carrasco si ay Liverpool ugu qanciyaan in ay xiddiga u ogolaadaan.
Si kasta ha ahaatee Liverpool ayaa isla markiiba u jawaabtay Atletico Madrid iyada oo u sheegtay in aanu xiddigan qiimo kasta kaga tagayn kooxda maadama uu ka mid yahay xiddigaha uu klopp ugu jecelyahay kooxda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wadada Sodonka
Mogadishu
252