19/10/2025
Cajiib. Qiso gil gishay quluubta Dad badan.
Akram Abu Bakar waa waa Falastiini waa Ninka Cimaamada wata 23 sanno ayuu kuqaatay Xabsiyada israa|l waxaana lagu xukumay xabsi daa'in. Kadibna wuxuu iska furay xaaskiisii oo ah gabadha dhanka Midig ka xigta isaga. Sababta uu ufurayna waxay ahayd maadaama oo Xabsi daa'in lagu xukumay wuxuu rabay in ay nolosheeda iska sii wadato maadaama isaga aan laga rajo qabin in uu xorriyadiisa dib uhelo.
Akram wuxuu kamid noqday Maxaabiistii dhowaan heshiiska lagu sii daayey, Iyaduna muddadii 23 ka sanno ahayd ee uu xabsiga kujiray ma aysan guursan oo isaga ayey ka rajo qabtay in uu mar uun soo bixi doono, markii uu dib uhelay xorriyadiisa ayey dib isu guursadeen haatan.
19/10/2025
Deg deg Ceeb ayay kugu tahahy inad dhaafto saliga nabiga Scw
18/10/2025
sunada ma raga oo kaliya. ba leh. mise. dumarka. wa laga. arkaaa 🤔
18/10/2025
Ninkaan aad u jeedaan, oo u dhashey dalka Thailand ayaa waxa uu iibsaday xiniyhiisa si uu lacag u helo maxaa ku kalifay inuu sidaas sameeyo? Qiimo intee le'eg ayeyse ka joogaan suuqa?
Sababtu waxay tahey inuu u isticmaalo lacagta gaarigiisii oo markaas geerish yaaley, inuu waxkaga bedelo isagoona sheegey lacagta uu heli doono iney tahey $1Milyan oo Doolar oo keliya isagoona ku qanacsaneen midaas ayuu doortey inuu labadiisa ukumood iibiyo markaasna loo gaarey $2.6Milyan waa sheeko cajiiba qof hadii laga saaro labadiisa xiniyood ma noolan karaa?
Adiga. ma iibsan laheed 😂😂😂
18/10/2025
Alah ya rahma Gabadhaan oo lagu magacaabo Aasiya Axmed Rooble oo iyadoo tahriib ah ku geeriyootay Badda udhaxaysa Giriiga iyo Turkiga.
Aasiya dhowr sanno kahor ayey Jaamacadda dhamaysay sida la sheegayna Gabar wanaagsan oo gob ah bey ahayd.