23/01/2026
"Dooda manta
4 tan xidig ee fadhiyan midkee ukicin Bukayo saka Adigoo ugeeysid Bandhigooda
Fasal ciyaaredkan
Kadhiibta araadina sxbayal?
Kani waa page ka rasmigaa ee Garoonka kubadda cagta ee Walaq
23/01/2026
"Dooda manta
4 tan xidig ee fadhiyan midkee ukicin Bukayo saka Adigoo ugeeysid Bandhigooda
Fasal ciyaaredkan
Kadhiibta araadina sxbayal?
23/01/2026
"Kooxaha PSG iyo Man city aya ku dagaalamaya saxiixa khadka dhexe Ee Atlatico Madrid Pablo Barrios waxeyna donayan iney so qatan suuqa xagaga
Barrios Ayaa waxa si wen isha ugu hayan Luis Enrique iyo Pep Guardiola waxana lagu qiimeya aduun dhan 80 million (Source Marca)
Side u aragtan Man city fans saxiixa Barrios ?
22/01/2026
Cole Palmer ayaa Xiiseenaya Inuu ku Biiro Kooxdii Riyadiisa aheed ee uu Taaageraha U ahaa Ee Man United Waxii ka danbeeya Xagaagaan (Sky Sports)
22/01/2026
🚨 Nico Schlotterbeck 🇩🇪 & Barcelona
Deco (Agaasimaha Sportiga Barça) ayaa la xiriiray wakiillada Schlotterbeck si uu u ogaado diyaar-garowgiisa xagaaga.
Barça waxay u aragtaa difaac muhiim ah, qiimihiisuna waa €35m–€42m (qandaraaskiisu wuxuu dhacayaa Juun 2027).
Hansi Flick wuu oggolaaday saxiixa, wuxuuna jeclaan lahaa inuu la shaqeeyo.
Schlotterbeck wuu xiiseynayaa Barça, balse go’aan k**a gaarayo ilaa dhammaadka xilli-ciyaareedka (diiradda Dortmund).
Liverpool iyo Real Madrid ayaa sidoo kale isha ku haya.
👀 Arrin mudan in isha ku hayo.
22/01/2026
INTA KULAN uu seegi karo Pedri mudada bisha ah,Macquul inuu yimaado kulumada Play Off hadii BARCE ay u soo bixi weyso TOP 8
He will miss:
🏠 Real Oviedo
🏠 København
✈️ Elche
✈️ Albacete
🏠 Mallorca
✈️ Girona
❓ UCL play-offs first leg
🏠 Levante
❓ UCL play-offs second leg
16/01/2026
MADAXWEYNAHA Al ITAHAD waxaa uu Yiri MESSI inta aanu ku biirin MIAMI heshiis HAL BILYAN ayaan usoo bandhignay balse wuu diiday oo familkiisa ayuu ka doorbiday lacagta
BALSE xili walba u furanyahay Albaabkeena iyo lacag walba uu rabo
Markale OO dagaal ku dhawaaday
INEE DAGAALAAMAN AYEEY KU DHAWAADEN CHALLENGE GAAN BURKA DARTIIS |AKRAM CHANNEL,AKRAM PAGE
| wa kuma guuleystaha maanta muuqalkan ku ogoow
Muuqalkan Oo dhameystiran kasoo daawo YouTube Akram channel
19/11/2025
wa kuma guuleystaha barnaamijka maanta OO xiisa gooniya lahaay halkaan 👇 ku dhufo Oo kasoodaawo YouTube ka
#barnaamijka #xifaaltan | ee manta ya ku guuleysan doono ku ogoow vediogan #akram #channel kani wa barnaamijka xifaaltan OO ay maanta ku loolamayaan laba dhalin yara ah fadlan hada nagu cusub tahay waxaan si xushmad leh kaaga codsanaya i...
Sheeg wa kuma captain ka xulka qaranka Somalia