Maajid yare

Maajid yare

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maajid yare, Sports, Yaqshiid, Mogadishu.

12/01/2026

🚨 WAR CUSUB: Xalay, Karim Benzema ayaa la kulmay Florentino Pérez, wuxuuna kula taliyay inuu saxiixo ciyaaryahan khadka dhexe ah oo si fiican u maamula ciyaart in kooxdu keensato .

Halyeeyga Real Madrid wuxuu adkeeyay in khadka dhexe u baahan yahay horumar iyo xoojin, isla markaana wuxuu Pérez ku boorriyay inuu kalsooni siiyo Xabi Alonso.

12/01/2026

Inuu La Qabsado xitaa Uma Baahna 🔥💎

ENDRICK ayaa xalay Goolkiisa Kowaad Furtay Waliba Kulankiisi Kowaad
Good Luck Endrick

10/01/2026

Antonio Rüdiger waa SHAKI uu ku jiro finalka Supercopa.

10/01/2026

Rodrygo waxa uu qabaa xanuun muruqa ah.

Tijaaboyin badan aya berri lamaridona si loo ogaado haddii uu awoodi doono inuu ciyaaro finalka

Photos from Maajid yare 's post 10/01/2026

Real Madrid ayaa maanta dib ugu bilaabatay tababarka iyaga oo ku sugan Jeddah, Saudi Arabia, si ay isugu diyaariyaan final-ka Supercopa de España oo ay la ciyaari doonaan Barcelona maalinta berri ah 🗓️ — 11 January 2026. �

Like and follow and shere

09/01/2026

Kylian Mbappé ayaa la filayaa inuu ka qaybgalo El Clásico / Spanish Super Cup final vs Barcelona kadib dhaawac jilib ah oo uu soo gaaray, waxaana macalinka Real Madrid u sheegay inuu ka fiicnaaday oo fursad fiican u leeyahay inuu ciyaaro.

09/01/2026

Brahim Díaz oo markale taariikh sameeyay! 🇲🇦⚽️
Gool labaad oo muhiim ah & Morocco oo u gudubtay semi-finalka AFCON! 😍🔥
Like & Share haddii aad taageere Diaz tahay 👇❤️

09/03/2025

Kala sarreynta horyaalka kadib guusha caawa aan gaarnay.🔥

09/03/2025

🚨 RASMI: Vinicius Jr ayaa ku guuleystay xidiga garoonka MOTM.

09/03/2025

FT: Real Madrid 2-1 Rayo Vallecano

Kooxda ayaa wadada guulaha kusoo laabatay kadib 2-1 ay uga adkaatay Rayo Vallecano, goolasha ay kooxda ku badisay ayaa yimid qeybta h**e waxaana dhaliyay Mbappé iyo Vinicius Jr.

Fikirkaaga 👇

09/03/2025

Cawa labadan waraxysten.
Vini 5 minutes ayay kuqadatay inu goal dhaliyo uuna cawiyo..

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address

Yaqshiid
Mogadishu
2526