14/11/2019
Waxaa Ii muuqda Ififaalo Hormared Ea samenayaan Garsoorayaasha Soomaliyeed Waana Hormar Lagu Amaanayo Macalimiinta Garsoorayaasha somaliyed
Cawo Ayee Dhex Dhaxaadin Doonan Kulan Ciyaared Qeyb Ka ah Isrerebka Koobka Qaramada Africa Ee 2021 Waana Kulanka U dhaxeeya Dr Congo 🇨🇩vs 🇬🇦 Gabon
Kulan Ciyaaredka Ayaa soo Dhaci Doona Saacada 10:00 Habeenimo waxa uuna Ka Dhici doona Magalada Kinshaas Kulanka Waxaa ka soo muuqan Doona Lacibka kooxda
Arsinal Pierre-Emerick.Aubameyang
Magacyada Garsoorayasha Somaliyed Ee Cawo Kulanka Dhex dhaxaadinaya
Garsoorka Dhaxe Hassan Mohamed Haggi
Caawiye 1aad Garsoore Hamza Haggi Abdi
Caawiye 2aad Garsoore mahad Gentalman
Waa Markii 2aad Ee Qabanayaan Kulan Ceenkaan Oo kale Garsoorayaasha Somaliyed Markii Ugu H**eesay Sandii 2016 Ayee Eheed
Dhiira Geli Garsoorayaasha Kulanka Cawo Daawo Yoona Ku dhaafin
✊
14/11/2019
Kooxda Gaadidka Oo U Gudubtay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka General Da'uud
Kooxaha Gaadidka Iyo Jazeera Ayaa Galabta Kulan Ciyaared Aad u wngsn Ku Ciyaara Garoonka Eng Yarisow Kulan Ciyared KaTirsanaa Tartanka General Da'uud Gaar ahaan wareega Sideed Dhamaadka Tartanka General Da'uud
Kooxda Jaziira Ayaa Gabi Ahaanba Iskaga Hartay Tartanka Halka Kooxda Gaadika Ee usoo Gudubtay Wareega Afar dhamaadka Tartanka General Da'uud
Nicloz Kakab Iyo Raxm Kasousi Ayaa U dhaliyen Goalsha Kooxda Gaadika Halka Goalka Quraa Kooxda Jazeera uu Dheliyay Ciyaar Yahaan ki Dhooge
Kooxda Gaadidka Waxee noqotay Kooxdii 3aad Ee usoo Gudubtay Kal Ciyaaredkan Wareega Afar Dhamaadka Tartanka General Da'uud kliya Waxaa ka H**eeya Geeska Afrika Iyo Mcc
Gaadidka Waxee sugeesaa Midkood Horsed iyo Raadsan Tii soo Baxdo Iyagoo Maalinta Beri ah wada Ciyaaraya
✊
14/11/2019
Baro sedex Eray oo loo So Gaabiya Magacyada Faysal Haashi Iyo Marcel Iyo Faysal Hazard
Pageka Raamigah Ee kooxd Mcc Ayaa Lagu Daawacay Sawirka Hoose
F M F Ayaa laga Soo Gaabiyay Magacyada ciyaartoyda Kala Ah
1:Faysal Haashi
2:Marcell Odianbo
3:Faysal Hazard
Siwalbo Waa Sedex Ciyaar Yahaan Oo Ka Ciyaara Boosska Weerarka
Waxaa Ii muqda Ififaalo Wngsn Ee sameenayaan Kooxaha Dalka Gaar ahaan Maamulka Kooxda Mcc oo ugu H**eeya Gudoomiye Abukar Yarow
✊
14/11/2019
Kulanka Adag oo Galabta Ka jira Garoonka Eng yariisow Sadaali Yaa Badin Kara
Gaadidka Iyo Jazeera Ayaa Galabta Ciyaaraya Kulan Ciyaared Qeyb ka ah Wareega Sideed dhamaadka Tartan General Da'uud
Wiilasha Macalin Cabdi Bootaan Ayaa Sanadaan Waayo Fcn Ku Jira Iyagoo Wacdaro Ka Dhigaya Sanadaan Tartanka General Da'uud
Kooxda Jazeera Wali lama Kulmin Guul Daro Halka Kooxda Gaadidka Ee la Kulantay Hal Guul Daro
Kulankaan Galabta Dhacaya Tii Badisa Waxee sugeesaa Midkood Horsed iyo Raadsan Midii Soo Baxdo
✊
14/11/2019
Al Fanaan Saciid Taarikh oo Kulanka Galabta Daawade Ka ahaa
Saciid Taarikh Waa Fanaan jacel Sportska Isagoo Dhowr Jeer Yimaaday Garoonka eng yariisow
Galabta Ayuu Daawanayay Kulanka U dhaxeyay Saxafi Iyo Mcc Waana Fanaankii Ugu H**eeyay Ee Garoonka Eng yariisow Usoo Daawasha Tagay Kulan Ciyaared Qeyb ka Ah Tartanka Geeneral Da'uud
Lacibka Dowlada Hoose Ee mcc Hassan Saantos Ayuu si Qaas U taageeraa
Aniga ahaan Al Fanaan Saciid Taariq Waa ku Aamanayaa Dhiira Gelinta uu Dhiira Gelinaayo Ciyaartoyda Somaliyed
Sawirkaan Ma Heli Karnaaa 1000 Qof oo like Saarta Misane Faafisa
✊
14/11/2019
Kooxda Muqdisho City Club Oo Markii 2aad Xariir ah Soo Gaartay Afar Dhamaadka Tartanka General Da'uud
Kooxda Mcc Ayaa Jaratay Digitka Afar dhamaadka Tartanka General Da'uud Iyagoo Galabta Ka Badiyay Kooxda Saxafi kulan Ciyaared Qeyb Ka ah Tartanka General Da'uud Wareegiisa 8-ed Dhmaadka
Kulan Ciyaaredka ayaa Goordhaw Ka soo dhamaaday Garoonka Eng Yarisow Xili Taageral Yaal fara Badan iyo Masuuliyin Ee Garoonka Ku suganaayen
Kooxda Mcc Kalciyaaredkii H**e Tartanka General Da'uud Ayee ku Guuleysteen Hataana Dadaal Ayee Ugu Jiraan Si sanadkii 2aad oo Xariir ah Ee koobka General Da'uud ku Qaadi laHayen
Gudoomiyaha Kooxda mcc Abukar Yarow Waa Gudoomiye Shaqo Badan Isagoo Kooxda Ku soo Kordhiyay Wax Badan
Kooxda Mcc Ayaa Guul mihiim u ah Ka Gaartay Kooxda Saxafi Waxeena ugu Adkaaden 3-0
Bandhiga Goalasha Kooxda Mcc
1:Faysal Hazard⚽
2:Faysal Haashi⚽
3:marcello Odinbo⚽
Feysal Xaashi Ayaa kooxda Mcc u Dhaliyay Goalkiisa Ugu H**eeyay Tartanka General Da'uud Isagoo Kooxda U saftay 4 kulan Tartanka General Da'uud
Goal Haaye Saciid Yemani Shabaqiisa Oo Nadiif Ayuu Baxay Galabta
Geeska Afrika Iyo Mcc ayaa isku Aaday Wareega Afar Dhamaadka Tartanka General Da'uud
✊
14/11/2019
Kulankii Labaad Wareega Sideed Dhamaadka Tartanka General Da'uud Oo Galabta La Ciyaari Doono
Kooaxaha Saxafi Iyo Mcc Ayaa Galabta ku Balansan Garoonka Eng yarisow Iyagoo Galabta Ciyaaaraya Kulan Ciyaared Qeyb Ka ah wareega Sideed Dhamaadka Tartanka General Da'uud
Labadaan Kooxod Ayaa Markii 2aad Oo Xariir Ah Ku Kulmaya Wareega Dheg awoodka Qeybihiisa Kala Duban Ayagoo Kalciyaaredkii H**e isku Arkay Wareega Afar Dhamaadka Tartanka General Da'uud Xili Kooxda Mcc Ee Guul Gaartay Balse Sanadaan Wareega Sideed Dhamaadka Ayee isku Arkayaan
Kooxda Saxafi Groub D Ayee Kaalinta Laabaad Kaga Soo Baxday Halka Kooxda Mcc Ee Kaalinta 1aad Kaga soo Baxday Ayadoo Guul Daro Ku Dhicin Groub B
Dhamaan Ciyaartoyda Mcc Waa u Taaam Ma jiro Ciyaar Yahaan Dhaawac ama Ganaax Ku Seegay Lkn Kooxda Saxafi Ciyaar yahaan Wayaama Ayaa ka Maqan Isagoo ku seegaya Ganaax
Yaad Guusha U Rijeenee
✊
14/11/2019
Macalimuu daadir amiin cali daada oo markale rajo horumareed kasameeyay saaxada kubada cagta soomaaliya
Macalimuu daadir ayaa bilo kahor dagmada xamar jajab mudo 10 sano kadib soo gaarsiiyay afar dhamaadka tartanka ciyaaraha dagmooyinka gobolka banaadir
Haatana talaabo kasii muhiimsan ayuu qaaday isagoo kooxda geeska afriga usoo saaray wareega 4 dhamaadka tartan jeneraal daauud markii ugu H**eesay maanta ayeyna si dirqiya kaga soo bexeen kooxda ciidanka booliiska soomaaliyeed heegan fc Ciyaar ku dhamaaday 2-1
Macalimuu daadir oo ah midka mid ah macalimiinta ugu da da yar ee haatan kooxaha somaliya leyliya qeybohooda kala duwan kuna darso waana ciyaaryahan katirsan kooxda jaalayaasha elman sports clup isaga horayna waqti iyo waaayo wacan lasoo qaatay kooxda mcc ex banaadir
Xirfadiisa macalinimo waxaa lagu xasuustaa guulihiisa kuwooda ugu muhiimsan xili kula guuleytay akadeemiyada kooxda banaadir Koob Munaasabad ah Ee Maamulka Elman Qabten Koobka Ayaana Ka dhacay Garoonka Tayo Stdeium
Macalimuu Daadir Amiin Ali Waa Macalin Jacel Xirfadlayaasha Aaadka U Da'da Yar Maadama Uu Soo Saaray Ciyaartoy Badan Oo Da'yar Waaxana Ka Mid Ah Kuwa Hada Uu Macalinka U yahay Ee Geeska Afrika
Daadir Amiin Maxaad ka Xasuusataa Xirfadiisa Macalinimo Iyo Ciyaar Yahaanimo?
✊
14/11/2019
Kooxda Geeska Afrika Oo usoo Gudubtay Afar Dhamaadka Tartanka Jeneral Da'uud
Ciyaar Xaamasad Gooni Wadatay Baa Goordhaw ka soo dhamaatay Garoonka Eng yarisow Kulan Ciyaaredka Waxa Uu dhexmaray Kooxaha Heegan Iyo Geeska Afrika
Kooxda Geeska Afrika Ayaa ugu Awood sheekatay kooxda Heegan 2-1
Bandhiga Goalasha Kooxda Geeska Afrika
1: Abdirashiid Rashka⚽️
2:Osman Okacha,⚽️
Kooxda Heegan Waxee Ka heshay Goalka Quraa Xuseen Yusuf Dabaaso
Ciyaar yahaaan Yahye Oo ka Tirsan Kooxda Heegan Ayaa Qaatay Kaarka Roosaha
Siwalbo Kooxda Geeska Afrika Ayaa joogta Afar Dhamaadka AYAGOO suga Midkood Saxafi Iyo MCC Tii soo Baxdo Maalinta Beri
✊
14/11/2019
Laba Ciyaar Yahaan Oo Qurba Joog Oo looga Yeeray Xulka Qaranka Somalia
Ciyaartoyda Kala ah Farhaan Cumar Iyo Mohamed Sacid Aadan Ayaa looga Wacay Xulka Qaranka Somalia Oo Ka Qeyb Galaya Tartanka Bariga Iyo Bartamaha Afrika Bisha Soo Aadan
Farhaan Cumar Waxa uu ka Ciyaaraa Horyaalka Heerka 2aad Ee Canada Gaar Ahaan Kooxda Bargass Halka Maxamed Saciid Oo asna Ka Xamaasha Horyaaalka Heerka 2aad Ee sweden Kooxda Oslpey
Ciyaar Yahaan Mohamed Saciid Ayaa horay Uga soo Ciyaaray kooxda Imbuli Ee ka Dhisan Dalka Taliyaani
Siwalba Waa markii Ugu H**eesay Oo Looga Yeero Xulka Qaranka Somalia Waxeena Ka Ciyaaran Boosaska Weerarka
✊
14/11/2019
Wareega Sideed Dhamaadka Oo Galabta La Daah Furi doona
Kooxaha Geeska Afrika Iyo Heegan Ayaa Lagu Furayaaa
Kooxda Geeska Afrika Waxee ka soo Baxday Groub A Halka Kooxda Heegan Ee ka soo Baxday Groub C
Maanta ayee kulan Adag Kuwada Qaadan Doonan Garoonka Eng Yariisow Kulan Ciyaaredka Ayaa Qeyb Ka ah Tartanka Jeneral Da'uud