02/12/2024
Maanta tarikhtu oo tahy 2/12/2024 waxa
Garoonka midnimo stadium 🏟 ee degmada marko cadey isku wajihi doono xoog weynta deg.buulo marer io dhigoda deganka golweyn Tartanka kubada cagta degmada marko cadey.
Taageryasha sharafta badan ee degmada buulo mareer lagu yaqaano iny jecelyihin sportska ha u diyar garobano insha Allah ☝
Guul degmada buulo marer insha Allah
XXiriirka kubada cagta degmada buulo mareerfollow share ♥
27/11/2024
HAMPLYO KOXDA IFTIIN FC OO GUUL RAAXO LEH KA GAARTY DHIGODA XIDIGAHA FC GOLWEYN
FT IFTIIN FC 3 VS XIDIGAHA 2
Xiriirka kubada cagta degmada buulo mareer follow share
26/11/2024
Hamplyo Kooxaha New star io elman fc
Oo shaly io manta guul weyn kso gry dhigoda Kooxaha kalsoni io midnimo fc golweyn
Ku so tuura cimamada lphyada buulo marer
Xiriirka kubada cagta degmada buulo mareer follow share
26/11/2024
Hamplyo elman fc buulo marer
Xiriirka kubada cagta degmada buulo mareer follow share ♥
26/11/2024
Liphyda new star oo guul weyn u so hoyyy degmada buulo marer ku so tuur cimamada
Xiriirka kubada cagta degmada buulo mareer follow share ♥