Sakariye madridista

Sakariye madridista Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sakariye madridista, Sports, Mogadishu.

4 kulan → 3 guul + 1 barbaro  7 gool ayaa la dhaliyay.Cawana comeback waali ah buu sameeyay zidane.🔥🤍
05/10/2026

4 kulan → 3 guul + 1 barbaro 7 gool ayaa la dhaliyay.

Cawana comeback waali ah buu sameeyay zidane.🔥🤍

🚨Line up-ka france ee cawa.Camavinga✅️
05/10/2026

🚨Line up-ka france ee cawa.

Camavinga✅️

Khadka dhexe ee dunida ugu fican.📷🔥🤍
05/10/2026

Khadka dhexe ee dunida ugu fican.📷🔥🤍

🚨Mbappé wuxuu dib ugu soo laabtay tababarka Madrid, inkastoo uu weli kaligiis tababaranayo. Mbappé wuxuu ku jiraa soo ka...
05/10/2026

🚨Mbappé wuxuu dib ugu soo laabtay tababarka Madrid, inkastoo uu weli kaligiis tababaranayo.

Mbappé wuxuu ku jiraa soo kabasho dhaawac jilibka ah, laakiin xaaladdiisu way soo hagaageysaa,

waxaana la rajeynayaa inuu diyaar u noqdo kulanka Real Madrid iyo Villarreal ee Sabtida soo socota haddii soo kabashadiisu ay fiicnaato.

🚨RASMI: Jude Bellingham ayaa loo doortay Ciyaaryahanka Wareegga 3-aad ee tartanka Nations League!Tani waxay ka dhigan ta...
05/10/2026

🚨RASMI: Jude Bellingham ayaa loo doortay Ciyaaryahanka Wareegga 3-aad ee tartanka Nations League!

Tani waxay ka dhigan tahay in Bellingham uu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa kulamadii Wareegga 3-aad, kadib bandhig cajiib ah uu sameeyay.

🚨 Thibaut Courtois wuxuu sii joogi doonaa Real Madrid, waxaana la filayaa inuu heshiiskiisa u cusboonaysiiyo kooxda. 🤍Ta...
05/10/2026

🚨 Thibaut Courtois wuxuu sii joogi doonaa Real Madrid, waxaana la filayaa inuu heshiiskiisa u cusboonaysiiyo kooxda. 🤍

Taasi waxay ka dhigan tahay in Courtois weli qayb muhiim ah ka ahaan doono qorshaha Real Madrid, isla markaana uu kooxda la sii joogi doono mustaqbalka dhow.

( Romano)

🚨34 ciyaaryahan oo soo maray ama ku soo barbaaray akadeemiyadda Real Madrid ay matalayeen xulalka kala duwan ee Spain, h...
05/10/2026

🚨34 ciyaaryahan oo soo maray ama ku soo barbaaray akadeemiyadda Real Madrid ay matalayeen xulalka kala duwan ee Spain, heerarka kala duwanna ay ku jiraan.

Tani waxay muujinaysaa in akadeemiyadda Real Madrid ay soo saartay ciyaartoy badan oo tayo leh, kuwaas oo fursad u helay inay dalkooda u ciyaaraan.

Real Madrid ma aha oo kaliya koox soo iibsata xiddigaha waaweyn, ee sidoo kale waa koox soo saarta ciyaartoy tayo leh! 🤍🔥

“Dean Huijsen ayaa sawirro ka qaadaya Carlos Espí, kadib markii Espí loogu yeeray xulka qaranka Spain.” 🤳🤍📷
04/10/2026

“Dean Huijsen ayaa sawirro ka qaadaya Carlos Espí, kadib markii Espí loogu yeeray xulka qaranka Spain.” 🤳🤍📷

🚨🗣Saka wuxuu leeyahay:“Jude Bellingham wuu u qalmay in loo doorto Ciyaaryahanka Sanadka ee England. Kulankii Croatia wux...
04/10/2026

🚨🗣Saka wuxuu leeyahay:

“Jude Bellingham wuu u qalmay in loo doorto Ciyaaryahanka Sanadka ee England.

Kulankii Croatia wuxuu ahaa ciyaaryahan si gaar ah u muuqday. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan isaga la ciyaaro, sidoo kalena aan ku haysano xulka England.”

🚨📢 Waxaan raadinaynaa hal Admin oo khibrad iyo aqoon fiican u leh, wararka kooxda,Waxaan dooneynaa qof:✅ Si fiican ula s...
04/10/2026

🚨📢 Waxaan raadinaynaa hal Admin oo khibrad iyo aqoon fiican u leh, wararka kooxda,

Waxaan dooneynaa qof:

✅ Si fiican ula socda wararka Real Madrid
✅ Khibrad u leh qorista iyo soo gudbinta wararka kooxda.
✅ Kala saari kara wararka saxda ah iyo kuwa aan la hubin.
✅ Joogto u soo gudbin kara wararka iyo xogaha muhiimka ah, kooxda.
✅ Awood u leh inuu si wanaagsan ula shaqeeyo Admins-ka page.

Haddii aad tahay qof ka soo bixi kara dhaman shuruudahaas, waa lagu soo dhaweynayaa waliba si wanagsan.✍️

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sakariye madridista posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category