Fiij yare

Fiij yare

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fiij yare, Sports Team, Mogadishu.

01/02/2024

Jajajaja wixii la isku fahmo ayey noqoTaa
Ma isla heynaaa😂✌

15/02/2019

Asc asxbta waqtidheer kadib waan so labtay
Kala soco barnamijyadii aad naga baratay had io jerpa soo dhawada

Photos from Fiij yare's post 28/10/2018

Caawa waxaa jira el clasico kulanka loogu jecel yahay dunida
Barcelona vs real madrid
Wuxuuna soogalaa 6:15 kulankaan waa kulanka loogu fiirsiga bdnyhy dunida
Lkn kulanka xogaa dadkii dhananka uyelayey aya kamaqan waxaa kamaqan ronaldo oo juventus aaday iyo messi oo dhaawac kuseegaya kulankan
Hadaba saadaali kulankaan yaa guleysan kara
Oohel 5$ dollar
Like &share na haka hilmamin

16/10/2018

Asxbta page glb wngsn cfwn baryhn pageka wanka yara mashquly hada ayaa dib ula socon kartaan

Photos from Fiij yare's post 05/10/2018

Xalay khamiisleey waa dheeshay
Cidii arsenal ahayd oo baryahan isugu aaday 3-0 ayee kubadiyeen
Halka chelsea guul dirqiya aay kagaareen vidi fc 1-0
Sdkle ac milan candhalo xly 3-1 ku adkatay

05/10/2018

Asc azxpta jimco wngsn cafwan azxpta pageka oo yara hakad gly mlmihii dnbe lkn hada kdb wxuu noo ahanaa sidii hre

29/09/2018

Asc azxpta
Sbx wngsn
Naga raali noqdo baryhn mashqul yaraa dhacy lkn hada kdb toos haloogu xirnado pagekan

09/09/2018

Jose mourinho ooku kufay
Bananka h**e ee garonka stadium wemplay
Wallee odyga xly waa kufay
Shawna waka dhaawacmay

09/09/2018

Yaaku guleysan kara abaal marintaan fifa best
Oolagu qaban doono london 24 september

09/09/2018

Asc dhaman azxpta kuxiran pagekan subax wngsn

Plz share &
Like this page

Photos from Fiij yare's post 08/09/2018

England vs spain
Kamaldariga ugu weyn cawa wuxuna so galayaa
9:45

08/09/2018

Asxbta kuxiran pagekan waxad kala xiriri kartaan ciyaaro shactaro io is dhexgal bulsho

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu