Hakaba Sports Club

Hakaba Sports Club

Share

Naadiga Hakaba It's a great team based in Burhakaba Town At Region Bay South West State of Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‘ πŸ‘.

Photos from Hakaba Sports Club's post 28/04/2026

Ilaahey Hakuu Naxriisto Walaal.
Aan Usoo Duceyno Sxb keenna
Waa Tababarihii Kooxda .
Maamulka iyo Cayaartoyda Kooxda Waxaa Ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, asxaabta iyo Dhammaan bahda Cayaaraha Ee uu maanta ka baxay Alle ha Unaxariistee Walaalkeenna Tababare Abdi Soomaali, oo ahaa tababarihii 1aad ee kooxda Daaru-Salaam.
Ilaahey ha u naxariisto marxuumka, Jannatul Firdowsana haka waraabiyo, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iimaan haka siiyo.
Aamiin πŸ€²Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ§Ω…ΩŠΩ† يارب Ψ§Ω„ΨΉΨ§Ω„Ω…ΩŠΩ† 🀲
Hakaba Sports Club

14/04/2026

& & Bye bye πŸ‘‹πŸ‘‹πŸ‘‹
🌧🌧🌧 🌧🌧 Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ―Ω„Ω„Ω‡ 🌧🌧🌧🌧
Waan Roobeysaney ❀ 🀲🀲🀲.
& & Bye bye πŸ‘‹πŸ‘‹πŸ‘‹
🌧🌧🌧 🌧🌧 Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ― Ω„Ω„Ω‡ Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ―Ω„Ω„Ω‡ 🌧🌧🌧🌧
Waan Roobeysaney Hakaba Sports Club

Photos from Hakaba Sports Club's post 25/02/2026

Laacib keenna Abduqadir Aadan Eenow Benteke
In Aan Heerkaan Soo Gaaro Waxaan Usoo maray Halgan dheer Oo Aad U Adag .
Best πŸ‘Œ player & Also Best striker πŸ‘ πŸ‘Œ πŸ™Œ.
Guulo padan Sxp keenna Banteee βš½οΈπŸ’―πŸ†πŸ₯‰πŸ’ž.

20/02/2026

Ma jiro Super πŸ‘Œ Star 🌟 Kale Legend Benteke πŸ™Œ.

17/02/2026

Ψ±Ω…ΨΆΨ§Ω† Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ πŸŒ™
Maamulka iyo Cayaartoyda Hakaba Sports Club Waxaa Ay Dhammaan Muslimiinta Dunida, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, Ugu hambalyeynayaan Bisha barakaysan ee Ramadan.
Waa Bil kheyr, Naxariis iyo is-cafis, bil lagu xoojiyo iimaanka iyo midnimada bulshada.
Ilaahay ha inaga Aqbalo Soonka iyo Cibaadada🀲🀲🀲🀲
Ramadan πŸŒ™Mubarak πŸ’―πŸŒ™Family

11/01/2026

Hakaba stars 🌟 πŸ’―πŸŸβ™₯οΈπŸ’–β€οΈβš½οΈ

30/12/2025

Match Tomorrow ⚽️.
insha Allah
Hakaba Vs Bishacas

24/12/2025

Football has 3 phases: Win, Lose and Draw.
We took 3 steps, One of them thank to Family HakabaπŸ’―β™₯οΈβš½οΈπŸ†.

23/12/2025

Guuleysaneynaa berri insha Allah.
Hakaba Vs Madaalayaasha.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buurhakaba?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Small Market Burhakaba
Buurhakaba