Qatar Weyn” Sarakiishii ugu tayada iyo qiima badneyd Ciidanka qalabka Sida oo dabar Goyn ay ku Socoto” yaa ka dambeyo arintaan?
Updy rahman Somali
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Updy rahman Somali, Sports Team, Mogadisho, Banadir, Mogadishu.
Sareeya gaas Odawa Yusuf Rage
“Laascaanood inaan tago cid lagu xumeynayo ma jirto. Maamulka SSC Khaatumo waan idin soo soconaa”. Raisul wazaare Xamsa cabdi barre
DegDeg: Dhawaaqa tiro hoobiyaal ah ayaa laga maqlay xaafado ka mid ah degmada Dharkeynley iyo aagga xirada Xalane.
Sareeya gas Odawa Yusuf Rage oo sheegay ineysan isaso dhiibin hada kabacdi khawarija
Wax badan waa aragten annago leh isaso dhiiba lkn hada waxan lenahay ha isaso dhiibina sababto ah wa kaankaro dadka kutaalo iney bulshada kuso dhex noqdan maba ahan waa in lajaraa
Allow kuu naxariiso tlye nuur fareey😭
05/04/2025
Alle ha u naxariisto Gaashaanle sare Nuur Farey Taliyihii Guutada 14-ka October oo lagu dilay Gobolka Shabeelaha Hoose.
Warar is-khilaafsan ayaa dilkiisa kasoo baxaya, inkastoo aan laga hordhici karin Statementiga dowladda Federalka Somaliya.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu