Feysal Football Zone

Feysal Football Zone

Share

"Feysal Football Zone – Halkaan kala soco ciyaaraha, wararka kubadda, iyo muuqaalada xiisaha leh!"

29/08/2026

🚨 Breaking News Enzo Fernández lama filayo inuu ka mid noqdo kooxda Chelsea ee ciyaareysa Brighton berri.
➡️ Enzo wuu ka tagi karaa Chelsea, haddii Manchester City ay bixiso lacagta ay Chelsea dalbaneyso.
➡️ Chelsea-na waxay durba bilaawday inay raadiso beddelka Enzo, waxaana ciyaartoyda ay eegayaan ka mid ah Lamine Camara oo ka tirsan Monaco

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Wadajir District
Mogadishu
11101