25/05/2025
Waxaan murugada la qaybsaneynaa dhammaan Hawlwadeenada, Ehelka, Qaraabada iyo Qoyska Cabdifataax Cabdi Cusmaan (Carab), oo ka tirsanaa shaqaalaha Astaan, laguna dilay saaka magaalada Muqdisho xilli uu gudanayay waajibaadkiisa shaqo.
Allaha u naxariisto, Jannadii Fardowsana ha ka waraabiyo.
إنا لله وإنا إليه راجعون