01/01/2023
Inta aad saaran tahay
Wadadii aad naftaada ku hormarin laheed waa qasab dhib iyo dibindaabyo badan inaad la kulanto .
Dadku waa xaasid qofna uma oglo inuu ka hormaro .lakiin adiga adkeysigaaga ayaa ka hor marin kara kaana reebi karo .
Kaalay na soo boqo
Nabadoonka Deyniile Wardheere
22/12/2022
Saxafi Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa hadda laga siidaayay Xabsiga weyn ee Magaalada Hargeysa kadib markii uu dhammaystay muddadii laba sannadood ee maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ku xukuntay.
03/12/2022
LIONEL MESSI PASSES DIEGO MARADONA FOR MOST WORLD CUP GOALS BY AN ARGENTINE! π¦π·
03/12/2022
Messi and Argentina are through to the quarterfinals! π¦π·
01/12/2022
Mar walba illahay Kabari in uu San beni Aadam baahidaada kaa'gelin! π₯Ίπ°π.
Bal Eeg waa Sedex rag ah Oo isku sawiray burjo Ay Siinayaan Hooyo Somaliyeed!π©
28/11/2022
Waa soo dhamaaday kulankii u dhaxeeyay labadan wadan
26/11/2022
" Quruxda dadnimadda " .
Nin u dhashey wadanka Denmark ayaa baabuurkiisa waxaa ku dhashey shimbir, ka dibna wuxuu yidhi ilaa beedka shimbirahaasi ka dilaacayaan baabuurka kaxayn maayo, hal bil ayaaney sugayay.
Ninkaasi isagoo sii hadlaya wuxuu yidhi, kol hadii shimbirtaasi dooratay in ay baabuurkayga hoy ka dhigato ana waan ku ilaalinayaa.
Si kastaba ha ahaatee qurxda dadnimadu waa naxariista, mar walbana waxaa wanaagsan in mukhlaaqaadka loo naxariisto.
18/11/2021
Duruufto Hadday adkaato
Dedaalku Xal keeni Waayo
Ha moodin inuu dillaacay
Darbiga noloshaadu ciiray
Rejaa wali kuu dambeesa
Haduu dayaxaagu iisho
Cedceed duhuraa xigaysa