06/07/2025
🚨 WAR DEG-DEG AH 🚨
NBC ACADEMY waxay soo xulanaysaa ciyaartooy cusub!
⚽ Ma leedahay kartida ciyaartoynimo?
📍 Kusoo biir imtixaanka furan todobaadkan!l
06/07/2025
20/07/2025
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from N B C Academy, Soccer Stadium, NBC/Hodan, Mogadishu.
06/07/2025
🚨 WAR DEG-DEG AH 🚨
NBC ACADEMY waxay soo xulanaysaa ciyaartooy cusub!
⚽ Ma leedahay kartida ciyaartoynimo?
📍 Kusoo biir imtixaanka furan todobaadkan!l
06/07/2025
20/07/2025
05/06/2025
Draw
04/06/2025
Goal Ac vs NBC Ac
Friend match
Ahmed guray stadium 🏟️
T:4:30AM
27/04/2025
Dhamaan Ciyaartooyda iyo macaliinta kooxda ogeysiinayaa in waqti aalmiitada la'ilaaliyo si wax qabad wacan aan uga sameeno toobarka maanta.
26/04/2025
NBC Academy oo gaartay guushii ugu horeysay. I.a guul intaan ka badan iyo maalmo qurxoon ee soo socdaan ayaa rajo ka qabtaa. Guul guul NBC Academy.
26/04/2025
Kulanka galabta NBC Academy VS Qodxaalay Academy.
Ciyaarta waxaa ladheeli doonaa 5 galabnimo hada daqiiqado yar lee ka haray dhamaan taageerayasha NBC Academy iyo gudiga kooxda waxaan ku sugeenaa garoonka i.a.
25/04/2025
Jimco mubaarak dhamaan muslimiinta daafaha dunida kala joogaa iyo bahda sport tiga jecel waxaan idin leenahay farxad nagula qaata maalmaha cudoon.
Forca N.B.C Academy🔥🖖
20/04/2025
N.B.C Academy wexee diyaarineysaa jiil cusub oo lagu faani doono i.a .
Jiilkaan dahabiga eh waxaa loo diyaarinayaa ilaa iyo heer qaran inee gaaraan.
Forca NBC🖖✊️