Eng Daud Nour Hussein

Eng Daud Nour Hussein

Share

اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات

14/04/2026

Bisha Cagaaran warmly welcomes students of the Somali National University, especially those from the Faculty of Agriculture and Environmental Sciences, to participate in Somali National Plant Day, which will take place on April 17, 2026.

Students will also be present at the Bisha Cagaaran Centre on April 14, 2026, at 9:00 a.m. to help plant 5,000 trees of the endangered soursop (Annona muricata) in the country.

Bisha Cagaaran thanks the students from the Somali National University for their contribution.

07/04/2026

Hambaliyo Hambaliyo
waxan halkaan ugu mahadcelinaa ardeyda kuliyada beraha &cilmiga deganka
Oo ii dorten godomiyaha kuliyada

30/03/2026

Magaceygu waa Daud Nour Hussien (Ukaash),
Waxaan ahay musharax u taagan guddoomiyaha Kuliyadda Beeraha & Cilmiga Deegaanka
Ardayda sharafta leh,
Maanta waxaan halkan u taaganahay ma ahan oo kaliya inaan cod idinka helo, balse inaan noqdo codkiinna, matalaaddiinna, iyo hoggaamiye idin fahmaya.

Photos from Eng Daud Nour Hussein's post 20/03/2026

Eid mubark 🎊

08/03/2026

اللهم لك الحمد با اسلام

02/03/2026

Qofka sooman marku afuraayo duca aan la soo celn buuleyahay laga aqbalo ku duceyso oo ka faaideyso Amurahaaga way badan yihiiin .

Nabiga (scw) markuu afuro kadib duca buu aqrin jiray oo ah
"ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله"
Waxaa suno ah afurka markaa A fureyso inaa ka bilowdo timir midee qoyan mise mideeda qalaln
Hadaa dan marka h**e fursad u helin timer ama waydo dhor kabasho biyo cab .....

Ramadan allaha naga awal maryo

17/02/2026

Ramadan karm all Muslim ☪️

14/02/2026

War Dalabkaan xaguu ka baxy Maqayadaha waa ka waye meel laga helo ii shega 🤣

11/02/2026

Diinta Islaamka, Rasuulka (NNKH) wuxuu yiri:
“Qof Muslim ah oo geed beera ama abuur tallaala, wixii laga cuno (dad, xoolo ama shimbiro) waxay u noqoneysaa sadaqo.”

02/02/2026

Qof baa mnta maal aduunyo wuxuu umaleyaa raaxo Hay, adaha qaabilsan cwinta dadka taagta yer kuwaa sey xaraanta u cunayen caloshoodo aa umaleyso neef dibirsan kugu fanaayo meshaas baa madx ka ahy subxanallah siduu xaraanta u cunaayo ugu xarakonaayo waxaa is lee dahy waa cilmiyaqaan cilmi looga dambeyo Hal xabo kuma dhax jiro somali ugu imow qof baaahan lacg loo dhibay la dhahy meshas lacgtas ugu soo deeq hadana ku dhahaayo agaasimaha ani 15 qof ii qor anaa kensanaayo subxanallah

اللَّهُمَّ اكْفِنِي بِحَلَالِكَ عَنْ حَرَامِكَ، وَأَغْنِنِي بِفَضْلِكَ عَمَّنْ سِوَاكَ".

20/01/2026

Qofka looga barto inuu dadka ka farxiyo way adag tahy murugadiisa inaa ogaato 🫡

14/09/2025

✋️+☝️= 6 waa weynka Dawasho qurxoon

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Degmada Xamar Jajab
Mogadishu
09010