14/04/2026
Bisha Cagaaran warmly welcomes students of the Somali National University, especially those from the Faculty of Agriculture and Environmental Sciences, to participate in Somali National Plant Day, which will take place on April 17, 2026.
Students will also be present at the Bisha Cagaaran Centre on April 14, 2026, at 9:00 a.m. to help plant 5,000 trees of the endangered soursop (Annona muricata) in the country.
Bisha Cagaaran thanks the students from the Somali National University for their contribution.
07/04/2026
Hambaliyo Hambaliyo
waxan halkaan ugu mahadcelinaa ardeyda kuliyada beraha &cilmiga deganka
Oo ii dorten godomiyaha kuliyada
02/03/2026
Qofka sooman marku afuraayo duca aan la soo celn buuleyahay laga aqbalo ku duceyso oo ka faaideyso Amurahaaga way badan yihiiin .
Nabiga (scw) markuu afuro kadib duca buu aqrin jiray oo ah
"ذهب الظمأ وابتلت العروق وثبت الأجر إن شاء الله"
Waxaa suno ah afurka markaa A fureyso inaa ka bilowdo timir midee qoyan mise mideeda qalaln
Hadaa dan marka h**e fursad u helin timer ama waydo dhor kabasho biyo cab .....
Ramadan allaha naga awal maryo
17/02/2026
Ramadan karm all Muslim ☪️
14/02/2026
War Dalabkaan xaguu ka baxy Maqayadaha waa ka waye meel laga helo ii shega 🤣
11/02/2026
Diinta Islaamka, Rasuulka (NNKH) wuxuu yiri:
“Qof Muslim ah oo geed beera ama abuur tallaala, wixii laga cuno (dad, xoolo ama shimbiro) waxay u noqoneysaa sadaqo.”
20/01/2026
Qofka looga barto inuu dadka ka farxiyo way adag tahy murugadiisa inaa ogaato 🫡
14/09/2025
✋️+☝️= 6 waa weynka Dawasho qurxoon