FITX 🤝 Zara Diet Products
FITX
Fitx waa brand Soomaaliyeed oo iibiyo qalab gym sida grips, bottles iyo funaanado tayo sare leh. Our store website link ⬇️
24/10/2025
its availablle order now!
24/10/2025
waa fitness grips ama hand protectors oo loogu talagalay jimicsiga culus sida pull-ups, deadlifts, iyo dumbbells.
Waxaa lagu sameeyay caag adag oo aan si fudud u simbiriirin (non-slip rubber).
Waxay ilaaliyaan calaacalaha si aysan u gubin ama u sameynin callus.
Qaabkooda ergonomic ayaa ka dhigaya mid raaxo leh in gacanta lagu hayo muddo dheer.
Waxaa la socda kiish yar oo sahlan in lagu qaato.
Marka la soo koobo: Kani waa product jimicsi (hand grips/hand pads) oo loogu talagalay in lagu qabto qalabka culus si aanay gacmuhu u dhaawacmin.

Our first product is coming..............
New order available now
My new account
Click here to claim your Sponsored Listing.