02/09/2026
Saddex kamid ah xiddigaha kooxda Horseed SC ayaa qayb ka ah safarka Kooxda Heegan SC oo gaartay Koonfurta Suudaan si ay ugu diyaar garowdo kulanka CAF Champions League ay la ciyaari doonta dhigeeda El Merikh SC.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed Sports Club 1971, Sports Team, Mogadishu.
Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Horseed Sports Club 1971
Halkan waxad ka heli dontaan macluumadkii ugu dambeyay, muuqaalada sawirrada iyo tababarka ciyartoyda
Wax kasta oo la xiriira Horseed waxad si toos ah uga heli doontaan boggan rasmiga ah 100%
02/09/2026
Saddex kamid ah xiddigaha kooxda Horseed SC ayaa qayb ka ah safarka Kooxda Heegan SC oo gaartay Koonfurta Suudaan si ay ugu diyaar garowdo kulanka CAF Champions League ay la ciyaari doonta dhigeeda El Merikh SC.
02/09/2026
Qaar kamid ah Gabdhaha kooxda kubadda cagta Horseed oo qayb ka ah xulka qaranka daโdoodu ka yartahay 15 jir ay dalkeenna ku matalayaan tartanka African Schools Football Championship, oo berri ka furmaya magaalada Kigali ee dalka Rwanda.
02/09/2026
๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ซ๐ ๐๐
Naadiga Horseed Sports Club wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ciyaaryahankeeda Asad Axmed, oo maanta ku xarooday munaasabadda Tababarka Leyli Sargaal ee TurkSom, si uu uga mid noqdo Saraakisha Mustaqbalka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Waxaan ku faraxsanahay inaan aragno mid ka mid ah ciyaartoydeena oo qaaday tallaabo masuuliyad qaran.
๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ซ๐ ๐๐
01/09/2026
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐:Kooxda kubadda cagta Horseed SC waxay shaacinaysaa saxiixa Ciyaaryahanka lagu magacaabo ๐ข๐ฆ๐ ๐๐ก ๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ง๐๐ก kaasi oo kooxda u saxiisay qandaraas laba sano ah.
Kusoo dhawaaw Kooxda Horseed๐
31/08/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐:Maamulka Naadiga HORSEED SC waxay shaacinayaan in macalimiinta kale ah.
1:๐ฆ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐ถ๐ฑ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ::Loo magacaabay macalinka koowaad ee kooxda kubadda cagta gabdhaha Horseedโฝ๏ธ(Coach)
2:๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ถ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ฒ ๐๐ถ๐ถ๐๐ฒ:Macalin ku xigeenka kooxda gabdhaha Horseed.(Assistant Coach)
Shaqo wacan๐๐ช
30/08/2026
๐HAMBALYO da,yarka Kooxda kubadda cagta Horseed SC Aana Pox ayaa ku guuleestay abaal marinta da,yarkii ugu wanaagsanaa horyaalkii dhamaaday ee heerka koowaad, abaal marintaasi ay bixiyaan xiriirka kubadda cagta Somalia
Aana Pox๐จ YOUNG PLAYER OF THE SEASON 25/26 ๐๐
28/08/2026
SAWIRRO:Wiilasha Kubadda Kolayga Naadiga Horseed SC ayaa guul wayn ka gaartay dhigeeda OFC Tartanka Koobka Jenaraal Daaโuud 2026๐ช
๐ KOOBKA JENARAAL DAAโUUD 2026
๐ NATIIJADA CIYAARTA
๐ฅ HORSEED 76 ๐ 46 OFC
23/08/2026
SAWIRRO:Wiilasheena tababar joogta ah ayay wali ku jiraan!
22/08/2026
SAWIRRO:.Tababarkeenii ayaa dib u bilowday diyaar garowga xilli ciyaareedka soo socda!!