Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako

Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako

Share

TEAM XAAWO TAAKO

Photos from Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako 's post 04/09/2026

Finaalka tartanka Xaawo Taako cup Deg- balcad 4- Sep-2026.

29/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆
Taariikhda eheed 27-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Goldstar fc VS guuldoon FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 2&2,
Rigoore waxa ku badisay kooxda guuldoon(4&2)
Guuldoon waxeey sidaas ugu gudubtay semifalka
(XAWO TAKO CUP).

29/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆
Taariikhda eheed 26-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Somstar fc VS Citystar FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 1&0
Waxana guusha raacday Citystar
Citystar waxeey sidaas ugu gudbeen semifalka
(XAWO TAKO CUP)

26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Shalay oo eey Taariikhda eheed 25-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Hilaac fc VS Legends FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 0&0
Waxana rigoore ku guuleesatay Legends,
Legends waxeey sidaas ugu gudbeen semifalka
☆XAWO TAKO CUP☆

26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Waxa isuga soo haray tartanka xawo tako cup 6 koox oo kala ah ;
1.Guul doon
2.Citystar
3.Legends
4.Somstar
5.Hilaac
6. Gold star

Sidaan ayeyna isugu aadeen 6 koox.

26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 24-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Holac fc VS Guul doon FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 3&0
Waxana ku guulestay guuldoon.

26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 23-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
SOMTAXIS VS LEGENDS
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 1&1.

26/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 22-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
Iskaashi VS gold star FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
Waqtii logu talo galay 0&0
WAXANA RIGOORE KU GUULESTAY"
"GOLD STAR" ( 4&2)

22/07/2026

■XAWO TAKO CUP■
○°Kulanka maanta waxa wada ciyaari doono kooxaha kala ah ;
●Goldstar VS Iskaashi FC●

Photos from Xiriirka Kubadda Cagta xaafadda Xaawo Taako 's post 22/07/2026

☆XAWO TAKO CUP☆

Taariikhda mar eey eheed 21-7-2026 ,
waxa wada ciyaaray laba naadi oo kala ah :
SOMSTAR VS QARAN FC
Waxeyna ku dhamaatay ciyaarta
2&0 WAXANA GUULESTAY SOMSTAR.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Balcad
Mogadishu