𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁

𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁

Share

runsheeg

Photos from 𝐇𝐎𝐑𝐒𝐄𝐄𝐃 𝐅𝐎𝐎𝐓𝐁𝐀𝐋𝐋 𝐂𝐋𝐔𝐁's post 14/01/2023

Full time:- Horseed (1:1) wadaagsan .......

marka koowaad waxaan u mahad celinaynaa allaaH Oo kulankeenii galabta noogu soo dhameeyay si nabada marka labaadna waxaan u mahad celinaynaa dhamaan playeriinta Team-ka Oo mujiyay ka go'naansho Guuleed...........

Qadarku waa wax qoran marna nama seegayo
calafkuna waa halkiisa, dhalinyaro waad dadaasheen intii karaankiina ah......

insha allaaH waxaan rajaynaynaa in kulanka inoo dhiman uu noqdo kaan ku xaqiijin la hayn awoodeena iyo kartideena balanteenu waa dadaal ilaa ilbiriqsiga ugu danbeeya..........

Garsoor is blue💙💙💙

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mudug?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Mudug