11/05/2026
18 sano ayaa laga joogaa markii Manchester City ay la kulantay guuldaradii ugu waynayd abid Premier League, kooxda Middlesbrough ayaa maraqa ka cabtay. π€―π
Hadaa tahay qof xisenaayo sportska follow na soo dheh waa saxiibkiina xiinkey hajji la'aantiina waxaba ma ihi waan idin ku faanaa guys π
ku soo dhawaw page-keyga rasmiga ah waxaa halkaan aan idinkula wadaagi doonaa wax walbo aan is leeyahay way xiiso kalini doonaan saxiibadaada waraka dalka,dhacdooyinka aduunka, iyo sportska. walal igu dhiiro gali si aan idin ku soo gudbiyo wax aad ku qanacdiin.
11/05/2026
18 sano ayaa laga joogaa markii Manchester City ay la kulantay guuldaradii ugu waynayd abid Premier League, kooxda Middlesbrough ayaa maraqa ka cabtay. π€―π
11/05/2026
Manchester United ayaa maalinta khamiista ah soo bandhigi doonta maaliyadeeda ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2026/27 soo bandhigistaas kadib waxaa la filayaa in maaliyaddan ku ciyaaraan labada kulan ugu dambeeya horyaalka.
11/05/2026
Rashford oo kaliya hal xilli ciyaareed jooga Barcelona ayaa Mbappe kaga hor guuleystay horyaalka Laliga weliba isagoo kaga soo horeeyay.
0 La Liga Titles 1 La Liga Title
11/05/2026
Rashford xalay markiisi ugu horeysay waayihiisa ayuu ku guuleystay koob horyaal ah.
United dambe leyguma oga ayuu taagan yahay.π
10/05/2026
Arsenal inay meel u socoto waxaa ku dareemee xilliga ay baxsatay 20 sano kadib inay horyaalka ku guulaystaan kaliya laba guulood ayaa ka xigta.
10/05/2026
π¨| Joshua Zirkzee ayaa kamid ah xiddigaha ay kooxdu dhageysan doonto dalabyada laga soo gudbiyo xagaaga. []
09/05/2026
Kooxdu markii ay xaqiijisatay booska UEFA Champions League, waxaad mooddaa inay gebi ahaanba iska illoobeen qiimihii iyo quruxdii ciyaarta. Bandhiggii garoonka lagu soo bandhigay wuxuu ahaa mid aan indhaha, qalbiga iyo rajada taageerayaashaba qancinayn. Halkii la filayay in daβyarta hibada leh la siiyo fursad ay isku muujiyaan oo ay kooxda dhiig cusub ku soo kordhiyaan, waxaa nala daaweysiiyay kulan aan lahayn xamaasad, qorshe iyo ruux tartan midna. Ciyaartii galabta runtii waxay ka fogeyd wax lagu tilmaami karo βciyaarβ dhab ah.
09/05/2026
π¨| ππππππππ: Benjamin Ε eΕ‘ko ayaa kamid ah xiddigaha Manchester United ula safray kulanka galabta ee Sunderland inkastoo maalmihii la soo dhaafay shaki laga galinayay inuu ciyaari karo.[]
09/05/2026
Inkastoo uusan aheyn mudnaanta koobaad ee Manchester United haddana 100% waa xidig ay maamulka qadariyaan. [, YT]
08/05/2026
13 sano ka hor maanta oo kale, Sir Alex Ferguson ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariisanayo shaqada tababaranimo ee Manchester United.
08/05/2026
RASMI: JJ Gabriel oo ah da,yar xirfadle ah oo filaayo in xilli ciyaareedka soo aadan kooxda koobaad lagu soo daro ayaa u sharaxan abaalmarinta player of season xiddigaha da,dooda ka yar tahay 18-jir.