04/07/2025
midNimo TaEam 🔥♥️⚽️
04/07/2025
midNimo TaEam 🔥♥️⚽️
05/05/2025
Hello finaL
Midnim0 TEaM 🔥🔥
28/08/2024
WeLcomE chpyL tEamku wa teamkagii 🔥✌👌
09/08/2024
WeL comE zpyL w. GADiDka🔥💙
10/06/2024
ALXMDULILAH CHAMP3NS🤏🏆🥇
waxa maanta soo dhamaaday
Kaaso iLaHay noo qoray inan champions 2024 Aanu noqono Hampalyo dhamaan teamka,Gudiga iyo taagerayashiisa Hampalyo Hampalyo
Midnimo team 1-0
Waxa goalka madiga teamka u saxeexay
⚽️
AXLMDULILAH MAR WALPA 🤲🏻
09/06/2024
DHOOLAL CUP 2024 🏆
INSHA ALLAH MAANTA OO AY TARIIKHDU KU BEEGAN TAHAY JUNE,10,2024 WAXA SOO GABA-GABOODAY CUP KII EE KA SOCDEY MUUMIN DHOOLAL STADIUM HALKAS OO ILAHAY NO QADARAY INAN K**A DAMBEYSTA ISKA SOO XAADIRINO DHAMAAN ,GUDI,MACALIMIIN IYO OO ISKU DUUBAN WAXAN INOO RAJAYNAYAA GUUL IYO KUPAD WANAGZAN OO AKHLAAQADI KU DHEEHAN TAHAY INSHA ALLA🤲🏻
Midnimo team 🆚
2️⃣:3️⃣0️⃣⌚
Haaji Daahir Stadium 🏟
08/04/2024
ALXAMDULILAH ILLAHAY AYA MAHADLEh 🤲🏿
Nagu Guleyay tartanki ka socday garonka
TARTANKASON SI QURUX BABAN UGA SOO MUQANAY YADON HAL MATCH NAGALA BADIN HAL GOALNA NAGA DHALAN ILLAHAY AYA MAHAD LEH
JAWA İSTİ LA BIXIYAYNA AAN SI WANAGSAN UGA SOO MUQANAY
ILLAHAY WAXAN KA BARYAYNA INU TUSBAX FURTAY NOGA DHIGO ❤️🏆🥇
28/03/2024
RAMADANCUP2024
I.a maaNta oo ay taarikHdu tHy 28/3/2024 wxn La ciyaaraYna Naadiga kupad Qurux badan O AkhLaaQiNa Ku dheHaN tHy Labada dhinaC ba
Midnimo team 🆚️ Jounier Shakhter Borama
BILE STADIUM 🏟
4️⃣:0️⃣0️⃣ ⏰
GuuL Insha allaH Midnimo 💪🏻
07/03/2024
FINAL MAAYIR BARADHE CUP 🏆
I.a Beri oo ay taarikHdu taHay 8/march/2024 waxaanu ciyaari doona FINAL mach kii ugu dambeyay koobka Dhamaan teamka oo isku duubaNa wuxu u bixi doona gobolka gabiLey Halkaz oo Lagu marti galiyey k**a dambeyzTa FINALKA cup kA.
Midnimo team 🆚️
3️⃣:0️⃣0️⃣⌛
🏟
INSHA ALLAH GUUL BAN INOO RAJAYNAYA IYO SAFAR KHEYR QABA MIDNIMO FAMILY
21/02/2024
Natiiijada ciyartii maaNtA LugTa kowaad Ee SEMI FINALKA
Midnimo team 1-0
waxa goaLka teamKA u saxeexay
Zahal Haji ⚽️
ALXMDULILAH ILAHAY AYEY MAHADO DHAN U SUGNAATAY CAAFIMAD QAB INOOGU ZO DHAMEYEY🤲🏼
21/02/2024
SEMI FINAL MAYIR BARADHE CUP 🏆
MACH DAY
Midnimo team 🆚
🏟
2️⃣:3️⃣0️⃣🕒
I.A GUUL IYO KUPAD AKHLAAQADI KU DHEEHAN TAHAY INOO RAJAYNAYA DHAMAAN 🤲🏼💪🏻
13/09/2023
ALXMDULILAH NATIIJADA CIYAARTII MAANTA 💪🏻🤲🏻🥰
3️⃣IMPORTANT POINTS
Midnimo team 2️⃣:0️⃣
WXA GOLASHA TEAMKA U SAXEEXAY
⚽️
⚽️
AlxmduLiLaH Alle ayaa maHad isKa LeH 🤲🏻🦁
FORCE MIDNIMO 🦁💪🏻⚔❤