05/12/2025
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan bahda ciyaaraha, ee uu maanta kabaxay macalim oo ahaa dib tiirarkii aas-aaska u ahaay naadigeena AL-AQSA fc qeybta academic-da ah.
Alle haka samir siiyo ehelkiisa.
29/08/2025
Xushamada dadka wax galka ah AL-AQSA FC Waa astaantooda
27/08/2025
Kulanka koobka waxaa marti inoogu ah NAADO ACC.
Finalka wuxuu bilaaban doonaa 4:30 haduu alle idmo
26/08/2025
Kooxda AL-AQSA FC waxa eey idinku cazuumeeysaa in aad nagala soo qeyb gashaan kulanka aan ku Weeyneeyn doono uguna duceyn doono gudoomiyihii h**e ee Dagmada Daayniile rabi naxariistiisa haka waraabiyee maxamed Cabdi xuseen (dhicisoow) oo 4 sano har alle uu ku oofsaday magaalada muqdisho
Kasoo qeyb galkaadu waa muhiim
- share
fans
26/08/2025
Maamuuska allha unaxariistee gudoomiyihii h**e sports-ka Dagmada Daayniile maxamed Cabdi dhicisoow ayaa si xoowli ah uga socdo gudaha alaqsa fc. Sidoo kale waxaa kaalin libaax ah qaadanaya gudoomiyaha cayaaraha waaxda halgan Cabdikaafi Cabdullahi Maxamuud mahadi haka gaartee
الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Waxaan murugada iyo tiiraanyada la dareemeeynaa dhamaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum maxmamed cabdi dhicisow.
Dhamaan dhalinyarada sports-ka dagmada daayniile oo aan anagga ugu h**eeyno waxaan weynay garab Inoo muhiim ahaay.😭😭
06/08/2025
Kulanka manty mxad no rajeyne