Manchester City Somali fans News

Manchester City Somali fans News

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Manchester City Somali fans News, Sports Team, Qardho.

kusoo dhowaada page-ka Manchester city Somali fans waxaad kaheleysaan wararkii ugu dambeyey ee kooxda Manchester City fadlan hadii aad nagu cusubtahay nagu soo biir like iyo fallow saar adigo raliah mahadsanid wll

05/12/2024

Waxaan kusoo laabaney wadada guulaha βœ…οΈ

18/10/2024

πŸ“· haaland Wereryahanka ugu wanaqsan premier league πŸ†πŸ…
Man city fansow like Sara Mukhtaar Xaaji

19/01/2024

Hadii aad tahay tagere man City oo dhab ah fadlan waxaan kaa codsaneyaa inaad page-kan soo dhaxdo keliya waxaan lahadleyaa kuwa man City tagera πŸ‘Ž saaraπŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

πŸ“Š Su.aal Waa kuma xidigaan Qofkii Lacibkaan magciisa sheega waa qof khabiir ah iskuday inaad magciisa garato?

Man City fans page-ka iyo saara πŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji mahadsanidin

17/01/2024

πŸ“Š Man City koxaha kale way ka nasiib badan tahay sababtoo ah wahay haysataa
Erling Haaland wereryahanka ugu wanaqsan kubada caqta mid kamid Goal dhaliyasha ugu fican Aduunka Goat 🐐 Goalsha

Hadii aad tahay tagere Manchester City
oo dhab ah keliya page-ka
saaraπŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

16/01/2024

πŸ“Š Ederson moraes Golhayaha ugu wanaqsan kubada caqta guud ahaan Ederso Goat 🐐 GolhayiyashaπŸ‡§πŸ‡· πŸ’™πŸ€

Hadii aad tahay tagere man City dhab ah waxaan kaa cadsaneyaa inaad page-kan Fallow aad isaarto πŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

14/01/2024

Kevin De Bruyne ayaa ka mid noqday saddexda xiddig ee ugu caawinta badan taariikhda horyaalka Premier League, kaddib markii uu sameeyey 103 caawin 🎯

Kevin De Bruyne mardhow wuxuu nogon donaa kan Labaad ee ugu caawinta badan

Man City fansow page-kaas kuyaac oo saara πŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

Photos from Manchester City Somali fans News's post 12/01/2024

πŸ“Š Xidigaha Manchester City oo kujiraTababarkii ugu dambeyey isku diyarin ah kulanka Newcastle ee bari sabtida ah hadii Ale idmo insha Allah

Saxibyaal waxaan idin karabaa bostigaan inaad share gareysaan siaan asxaab badan page-kena ugu soo biraan.

soo dhaha πŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

11/01/2024

πŸ“Š: Kevin De Bruyne waa Xidiga Keliya kubada caqta ciyaara hadana aan wah mucaarad ah Lahayn.

Majiraa xidiq kale oo an mucarad lahayn hadii u jiro Nala wadaaq.

Man City fansow page-ka isaar
πŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji πŸ™

10/01/2024

Saxibyaal Fallow saaraπŸ‘‰ Mukhtaar Xaaji

Waa kuma xidigaan Keliya waxaa garan kara tageere man City dhan ah πŸ’™πŸ€

Fallow saara page-ka

07/12/2023

Rodri lacan Manchester City waxaba ma.aha Rodri Adowga kasoo gaar man City

03/12/2023

Manchester City vs Tottenham
Tartanka premier league
Garonka Etihad stadium 🏟
Sacada 730 habenimo

Nala wadaaq sadashaada kulanka
Aniga waxaan ku sadaliyey
Man City 3 : 1 Tottenham

Mukhtaar Haaji ✍️

26/11/2023

Sergio kun Aguero legend man City aan lailaawi karin like πŸ‘ saar hadii aad tahay tagera man City fans dhiga ah πŸ’―πŸ’™

πŸ‘‰ Mukhtaar Haaji

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Qardho