01/04/2025
Hambalyo kooxda oo ku Guulaysaty k**a damaysta koobki ee u dhaxeeyay nadiyada magalada qardho, koobkaas oo ay so agaasimtay Shirkada laguna Qabty Garoonka
kuso dhawaada Garoonka Casriga ah ee Qardho Stadium.
01/04/2025
Hambalyo kooxda oo ku Guulaysaty k**a damaysta koobki ee u dhaxeeyay nadiyada magalada qardho, koobkaas oo ay so agaasimtay Shirkada laguna Qabty Garoonka
Bulsho fc vs Daamo
29/04/2023
Kulan cayaar oo is dhexgal ah aya cawa 9ka fiidnimo ka dhacaaya Groonka Qardho St. Waxuna dhex maraaya koox wariyaal ah oo ka socda Casimada Muqdisho iyo dhalinyarada Magalada Qardho. Kaso qayb gal wanagsan asxbta.
12/04/2023
Kulanka caawa ee koobka Ramadaanka iyo dhalinta cuslaaty waxa is wajahaaya AlFajri VS EAU. Kulankaan o ah kulamadi ugu danbeeyay GroupA. Kaso qayb gal wacan tageerayssha labada naadi.
31/03/2023
Kulankii 3aad ee koobka Ramadaanka iyo Isdhexgalka Dhaliyarada vuslaaty wacu dhexmay Al Fajri vs Adkaarta waxayna guushu raacday kooxda AlFajri eacuna kulankaasi kuso dhamaady hanaan wanagsan. Aad bad u mahadsantihiin inta ku xiran pagka Garoknka Qardho Staduim.
30/03/2023
KOOBKA RAMADAANKA EE MAGALADA QARDHO
Kulanki xalay waxu dhex maray XINGOOD VS BIERTA DHEER waxuna kuso dhamaady XINGOOD 7 : BIRTA DHEER 4 .
So dhawaada wllalayaal garoonka salaxa ee Qardho Staduim .
29/03/2023
Waxa si heerkeedu sareeyo garoonka Qardho Staduim uga furmay koobka Ramadaanka waxana kaso qayb galay munaasabada daah furka masuuliyeen ka socda dawlada Puntland. Waxaana lagu daah furay laba naadi oo kala ah aliyoona vs EAU ( East Africa University) 10:3 guushuna ay ku raacdau team Aliyoona iyo camptan Maxamoud dhuubane.
28/03/2023
Shaxda isku aadka koobka Ramadaanka.
27/03/2023
Asxbta ku xiran Barta aan FB ku leenahy waxan ku wargalinaynaa in Garoonka Qardho Staduim laga furaayo wareeg Ramadaanka ayna ku dheelayaan naadiya dhalinyarada Cuslaatay ah, ayna ka kala socdaan xafada kala duwan ee magalada Qardho.
Garoonka Qardho stduim waxu idiin diyaariyay adeeg aad ku qanacdaan waxi faahfahina kala xiir numbarada hoos ku qoran;
Tell: 0907735408 ama 0905830999
14/12/2022
Kuso dhawaada Qardho Staduim
Qiima jaban, jawi ku raali galinaaya
Adeegyada aan idiin hayno waxa ka mid ah:
⚽️ aad u casri ah
🎮 Station4 si wacan u qalabaysan
🍽 aad ka helayso cabataano iyo cuna fudud
Si Guud waxan idin haynaa jawi qurxoon oo aad wakhti ku qaadato so dhawoow oo noqo sxbka gaarka ah ee Qardho staduim.
📞Waxaad Nagalso xiriirkartaan numbarada kala ah:0907735408 ama 7351917.
07/12/2022
Kuso dhawaada qardho staduim.