18/12/2019
DIYAARADU BAALAL LA AAN MADUUSHO WAA LABO GARAB
AMA LABADA XIDIG EE AY KU DUUSHO NAADIGA FACA WEYN EE⚽️ 🏆 Waxa lagu magacabah AYUUB MURSAL ABDI 11 waxa xidiga kale lagu magacabah UBDIRAXMAAN SAED FAARAX 7 Waxan si gaar ah halkan uga salaameynah MACALINKEENA AMA HALYEYGENA WÌŹŹ SÀÈĎ VJ29 Hanbalyo horay usocda dhalinyaro waxan idinku boorinaynah inad horay usocotan oo aad gaartaan hamigiina marka ishii bunktaay ku bikaacso. ASC F&F
06/11/2019