SAHAL GAS FC

SAHAL GAS FC

Share

waa page ka rasmi ga ah ee Sahal Gaas Galkacyo

19/03/2026

Guddoomiyaha ugu sarreeya kooxda kubadda cagta ee SAHAL GAS FC, Macallin Gulled Dhaashane, iyo dhammaan maamulka kooxdu waxay hambalyo diiran iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ciyaartoyda kooxda, munaasabadda farxadda leh ee Ciidul Fidriga.

Ilaahay fadligiis, ciidan teeda kale nabad iyo caafimaad ha inagu gaarsiiyo. Waqti wacan iyo farxad la qaata qoysaskiina iyo asxaabtiina maalmaha Ciidda.

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

19/03/2026

FINAL-KA KOOBKA HORYAAL RAMADAN CUPπŸ”₯

Galabta waxaa si rasmi ah loo soo afmeerayaa Koobki sanad laha ahaa ee Horyaal Ramadan Cup 2026.

GMC iyo TAYO SPORTS.

Cid kasta oo badisa, waxaynu filaynaa ciyaar xamaasad leh oo si xor iyo xalaal ah ugu dhexmarta labada dhinac. 🀝

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

18/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP πŸ†πŸŒ™
SEMI-FINAL . MATCH DAY
TAYO SPORTS Vs MATAANAHA STUDIO

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

17/03/2026

hattrick abdi kariim yareπŸ₯‡βš½βš½

17/03/2026

man of the mach πŸ₯‡

17/03/2026

NATIIJADA KULANKII GALABTA πŸ†
Waxaa galabta soo idlaaday kulan Semi-final ahaa oo u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Group B ee Koobka Horyaal Ramadan Cup.
Ciyaar adag kadib, kooxda GMC ayaa ku badisay 3-0

waxayna si toos ah ugu soo baxeen Final. Dhanka kale, kooxda ROYAL MEDIA ayaa Gabi ahaanba isaga hartay Koobka sanadkan.

⏱️ FULL TIME
GMC 3 - 0 ROYAL MEDIA

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

17/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP πŸ†πŸŒ™
SEMI-FINAL . MATCH DAY

ROYAL MEDIA Vs GMC

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

16/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP πŸ†πŸŒ™
MATCH DAY
TAYO SPORTS Vs DARYEEL FC

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

15/03/2026

NATIIJADA KULANKII GALABTA πŸ†

Waxaa galabta soo idlaaday kulan aad u xiiso badan oo u dhexeeyay labo koox oo ka tirsan Group B ee Koobka Horyaal Ramadan Cup.

Ciyaar adag kadib, kooxda GMC ayaa rigooreyaal 3-1 ku badisay, waxayna si toos ah ugu soo baxeen wareegga afar dhammaadka (Semi-finalka) ee Koobka Dhanka kale, kooxda GSU ayaa isaga hartay tartanka sanadkan.

⏱️ FULL TIME / PEN.
🟒 GMC 3 - 1 GSU πŸ”΄

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

15/03/2026

HORYAAL RAMADAN CUP πŸ†πŸŒ™
MATCH DAY
GMC Vs GSU

Xafiiska Warfaafinta ee
SAHAL GAS FC

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Dubai?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Dubai