20/07/2023
Da'yarkii hibadiizaH kubadeed sarayzeY ee kooxda FC Telesom JR ee degmada Ceel Afwein Maxamed Saalah ayaa wakhti Cajiip Ah ku qaadanayaaH Gegida kubadda CagtaH ee MoH FaraH Stadium GebileY, isagoo Qayb Ka Ah Kooxda Towxiid Togdheer
Hiboolahan Cajiipka Ah ayaa ka ciyaara Boosas badan oo Khadka dhexe iyo garbaha weerarka Ah
Only saY Manzha AllaH
18/07/2023
Kooxda Cajiibka Ah Ee FC Telesom JR oo Safar dalxiiseed ku joogtaH Gopolka saraar ayaa kulan ciyaareed kula YeelataY degmada caynabo kooxda wasaaradda cadaaladda degmada caynaboH
Kulankaas ayaa ku soo idlaadaY Barbaro Hal goal iyo Hal goal Ah
CiyaartoY Boqor Salman Ganaris Ayaa Goalka u saxiisaY kooxda caawin uu Ka HelaY Hogaamiyaha Khadka dhexe ee Ina Mahatt Điiriye
HampalyoH kuwa ugu wanaagzan JiilkoodaH
12/06/2023
Dambeed garab difaaceedka Mihnadiiza Kubadeed Sarayzo Jamaal S Nouh
Mid Cajiip Ah kubaddiizunq ay dhakhzo ku Ku KorayzoH
07/06/2023
Abubakar Ibnu Nuur (Mubarak Mahdi Ahmed)
HalbowlaHa Difaaca kooxdaH FC Telesom JR iyo midka MustaqbalkaH Fog ee Fc Telesom Eil-Afein Clups
Hal Iyo Labo ka DHeH
03/06/2023
Hadaad JeceshahaY kubadda CagtaH waa Hubaal inaad Jeclaan doontid kadip marka Aad daawato isagaH
M Wardi Ižmâįľ
Midka mid Ah Jiilka cajiip Ka ah ee FC Telesom JR
30/05/2023
Mid Ka Mid Ah Da'yarta hibada kubadeed leH
~Cajiip
Apdirizack zalaH Adam
Hal iyo Labo ku Qeex °°
12/05/2023
Jill Ay Adkayd in Laga HoryimaadoH
Telesom Ail-Afwein Fc(Ex-Mahadka)
10/05/2023
Yaad Ka GarataY???
Wakhtigu ma Fogeyn??
26/04/2023
Kulan finalka koobka ramadaanta degmada ceel afweyn garoonka Nugaal stadium 27/4/2023
Heegan pharmacy iyo Furqaan public Notary
Saadaali oo ku guuleeysoH $20 dolar
Haddapa zi aad u noqoto midka guuleystaH raac tilmaamahan hoos ku qoran
1: like saar page kan kana mid noqo dadka ku xidhan
2: share garee post-gan
3: ku qor saadaasha comment-ga
Np: qofka kulanka bareejo ku saadaalinayaa waxa kuu raacinayaa rikoodhayaazha kooxda ku badinaysa iyo inta lakala dhalinaayoH
Hadii dhowr qof wada saxaan saadaasha midka ugu horeeyey ayaa guuleysanayaH
26/04/2023
Xadiid kazkaaz
Izmo Ip-man 4