24/05/2026
Victor Rooted ⚡️
New sports
24/05/2026
Victor Rooted ⚡️
24/05/2026
📸 VAR has confirmed that the ass of Phil Foden was offside. 👀🤣
24/05/2026
HISTORY.
24/05/2026
Bukayo Saka on his post from 2020: “I was in a dark place. We were very low and very far from the level I believe Arsenal should be.
“I know from school, from social media, the banter and what people say about Arsenal, how they laugh about us. At that moment I just wanted to put it out in a post. That’s what I felt at that moment.
“But it’s done now. No more jokes. It’s our time.”
24/05/2026
𝐂𝐇𝐀𝐌𝐏𝐈𝐎𝐍𝐒 𝐎𝐅 𝐄𝐍𝐆𝐋𝐀𝐍𝐃! We know what we are! 🏴🏆️
24/05/2026
Arsenal finish the Premier League season without conceding a single penalty 𝙤𝙧 seeing red 🤯
Discipline on another level 🥶👏
New tv
Breaking : Mareykanka oo ku dhawaaqeya 4 cunaqabateyn hadii uu MD Xasan Sheekh diido xal iyo Wasaradda Arimaha Dibadda oo la filaya in war kaso baxo.
Sida aan kaso xiganay ilo diblomasiyaded , Safiirka Mareykanka aya Madaxweyne Xasan Sh eekh si toos ah ugu sheegay in muddo xileedkisa uu ku egyahay barito , loona baahan yahay heshiis siyaasaded.
Mareykanka aya Xasan Sh fariimo ay soo gaarsiyen uga digay hadi uu taladoda ka dhaga adeygo in 4 cunaqabateyn laso rogi doono
1) Cunaqabateyn socdaal (visa restriction). Mareykanka iyo xulufadisa aya Madaxweyne Xasan Sh, xukuumadiisa iyo dadka loo arko ineey hor-taagan yihiin heshiis siyaasaded kuso rogi doona xayirad socdaal.
2) Cunaqabateyn dhaqaale (economic sanction) . USA iyo xulufada reer galbeedka aya joojin doona taagerada dhaqaale iyo kabka miisaniyada ay siiyan dowladda Federalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.
3) Xayiraad dhaqaale (assets restrictions). Mareykanka iyo reer galbeedka aya si gaar ah u beegsan doonan hantida Xasan Sh iyo saaxibadis siyaasaded si cadaadis loo saaro.
4) Joojinta taagerada la-dagaalanka argagixisada (pausing anti-terrorism operations). Mareykanka aya joojin doono xogaha sirdoon , kabka miisaniyaded, duqeymaha iyo saanada Soomaliya uuka caawiyo.
Geesta kale Safiirada USA iyo UK aya la filaya ineey wada-tashi u aadan Washington iyo London si ay xaaladda halista ay Soomaliya wajaheyso ula wadaagto dowladahoda.
New tv Madaxweynaha waxaa laga soo saaray sedax god; tan koobaad in muda xilleedkiisa uu berri ku egyahay waxuu yiri waa Aqbal iyo Ijaabo
Tan balabaad; waxaa laga dhigay doorashadii bukhliga aheeyd ee qof iyo codka waxuuna ogolaaday doorasho heshiis lagu yahay
Tan sedaxaad; midaan waa tan ugu darrane waxaa laga saxiixday in laga heshiiyo gacanta doorashooyinka qabaneeyso oo micnaheeda tahay Xukuumadda xil-gaarsiinta
Mucaaradka
Mucaaradka waxaa laga reebtay laba qodob midna wali waa lushaa; tan koobaad in madaxweynaha looga leexdo doorashooyinka sedaxda dowlad goboleed
Tan labaad; Dastuurkii in la dhameeystiray balse ay wali banaan tahay wax ku daris iyo wax ka reebis; halkaana waqti ayaa ka soo baxaayo.
Tan sedaxaad; Qodobka sedaxaad waa kan calaqan; Madaxweynaha waxuu soo jeediyay in doorashooyinka lagu galo axzaab balse mucaaradka ayaa arrintaas afka ka furay, mana la diidin mana la yeelin waxaa se looga tagay in marka h**e laga heshiiyo nooca doorasho ee la qaadanaayo ka dibna axzaab laga wada hadlo.
Isku soo duuboo berri waxaa MUQDISHO lagu saxiixaa heshiis doorasho oo noqon doono tix-raac sida heshiiskii 17 September. Dalka waxuu galay doorashooyin.
𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐦𝐮𝐜𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐤𝐮 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐢𝐬𝐮𝐠𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐢𝐲𝐞𝐞𝐧?
• Sheikh Sharif Sheikh Ahmed —Waqooyiga Muqdisho
• Hassan Ali Khaire — Dayniile
• Abdullahi Mohamed Sanbaloolshe iyo Abdullahi Macallin Nuur — Siigaale
• Mohamed Hussein Roble Seybiyaano ilaa Banaadir
• Koofi iyo Abdirahman Abdishakur Warsame — Tarabuunka.
New tv
06/05/2026
Arsenal ayaa €142M kasoo xareysay Champions League xilli ciyaareedkan kadib markii ay gaartay final-ka tartanka.
Haddii ay ku guuleystaan koobka, waxay heli doonaan €10M dheeraad ah, taasoo dakhliga guud ka dhigi karta in ka badan €150M.