Barasho sports

Barasho sports

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barasho sports, 2236 Lower Afton Road, Baltimore, MD.

09/13/2022

NALA WADAAG SADASHADA SCREEN SHOT KA QAD INTAY KU DHAMANEYSO

09/09/2022

tite 🗣

Awoodda hal-abuurka ee Neymar waa mid cajiib ah. Marka uu qaabkiisa ugu wanaagsan ku jiro jidh ahaan iyo farsamo ahaan, waa mid fiiqan, waxa uu leeyahay aragti degdeg badan, waxaanu sidoo kale awoodaa in uu taakalo sameeyo.”

Neymar Jr.

09/09/2022

Magaciisa Waa Adel Taarabt Wuxuu Sameeyay Dabaal Deg Ka Qurux Badan Ciyaaryahan Walba Kubada Ciyaara🤔Wuxuu Soo Bandhigey Jaceylka Uu Alle Uqabo❤Xaqiiqatan Muslimiin Badan Oo Waqtigan Kubada Ciyaarta Wuuka Qiimo Sareeya

Umaleyn Maayo Inuu Jiro Quf Muslinimo Love-❤ta Xunta Uga Baqiilaayo Walalkeena Adel Taarabt

09/08/2022

manchester united aya guul daro kala kulantay kooxda rer spain real sociedad

❤️❤️

09/08/2022

robert lewandowski aya noqday ciyaar yahanki ugu h**eyey ee sadex koox oo kala duwan hattrick udhaliya champions league

Robert Lewandowski

09/08/2022

UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions League.

kooxdada imisa ciyaartoy ayey ku ledahay ?

09/07/2022

man of the match 📸

Antoine Griezmann

09/07/2022

Liverpool ayaa guul darro xanuun badan kala kulantay Napoli , waxa ayna uga talaabsadeen 4/1 xilli qeybtii h**e wiilasha reer Italy iska qasaariyeen rigoore.

09/07/2022

half time liverpool 0 : napoli 3

cawa side wax usocdan 🙆‍♂️

09/07/2022

Saadaali ciyaaryahanka dhalin doona goolka 1aad kulanka xiisaha leh ee caawa dhexmari doona kooxaha LIVERPOOL iyo NAPOLI oo ku guuleyso
80$ DOOLAR

SHURUUDAHA:
1. Like saar Page-ka
2. Share dheh post-gaan
3. Saadaali ciyaaryahanka dhalin doona goolka 1-aad ee ciyaarta

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baltimore?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

2236 Lower Afton Road
Baltimore, MD
55119