Jiqboys_4_ever

Waxaan u bukaa kulankaaga haddaan waayana waxaa hubaal ah inaan

Operating as usual

08/06/2021
05/01/2021

Waalidka Maxaa Loogu Samo Falayaa || sheikh Mustafe

05/01/2021

Qisooyinkii uga Qosolka badnaa

04/14/2021

𝙌𝙞𝙨𝙖𝙖𝙙𝙞 𝘾𝙖𝙖𝙛𝙞𝙨𝙠𝙖 𝘽𝙚𝙚𝙣 𝘿𝙝𝙖𝙘𝙙𝙖𝙙𝙞 𝘽𝙚𝙚𝙣 𝘼𝙗𝙪𝙧𝙠𝙖 𝙖𝙝𝙖𝙮𝙙 𝙀𝙚 𝙇𝙖𝙜𝙖 𝙎𝙖𝙢𝙚𝙮𝙚𝙮 𝘾𝙖𝙞𝙨𝙝𝙖

04/14/2021

𝙆𝙝𝙖𝙙𝙞𝙅𝙖 𝘽𝙞𝙣𝙩𝙪 𝙆𝙝𝙪𝙬𝙚𝙮𝙙𝙖 𝙍𝙙𝙘 𝙎𝙖𝙡𝙖𝙣 𝙞𝙡𝙡𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙪𝙜𝙪𝙨𝙤 𝙙𝙝𝙞𝙗𝙖𝙮 𝙞𝙮𝙤 𝘽𝙞𝙨𝙝𝙖𝙖𝙧𝙤 𝙄𝙣 𝙂

04/09/2021

Ducada Nabiga scw ┇► Sh xuseen cali jabuuti | Dhiiragaliye

Jiqboys_4_ever updated their phone number. 05/05/2020

Jiqboys_4_ever updated their phone number.

Jiqboys_4_ever updated their phone number.

02/17/2019
12/15/2018
04/25/2017
03/14/2017
Timeline Photos 02/10/2017

Timeline Photos

QISO CAJIIB AH
Haweeneydii timaha u shanleyn jirtay gabdha fircoon ayaa maalin maalmaha ka mid ah wxaa ka dhacay shanladi ey ugu shanleyneysay gabadhii fircoon..
Wey foorarsatay si ay shanladi usoo qabsato wxeyna tiri ( بسم الله )
Gabadhi fircoon ayaa ku tiri allaha aad sheegee soo aabehey maahan..
Haweeneydii ayaa ku tiri maye waa ilaaha aabahaa iyo aniga iyo adiga na uumay..
Gabdhii aabeheed fircoon ayey u tagtay weyna u sheegtay wxi ey tiri haweeneydi...
Fircoon wuu u yeeray haweeneydii..
Wxuna ku yiri:-
Waa kuma rabigaagu ?
Wxey ku tiri:-
Rabigeygu waa rabigaaga waana allah SW
Fircoon ciidankiisi ayuu ku amray iney saliiid badan u karkariyaan lana keeno haweyneyda iyo 3 deeda wiil...

Wxey keeneen wiilkedi ugu weynaa wxeyna soo kor istaajiyeen saliidii..
markaasuu fircoon weydiiyey haweeneydii waa kuma rabigaagu ?
Wxey ku tiri:-
Rabigeygu waa rabigaaga waana allah sw
Wiilkeedii koowaad ayaa lagu tuuray saliidii ilaa ey lafihiisii kor sabeeyaan saliida.

Wiilkii 2 aad ayaa la keenay saliidii korkeeda markaasuu fircoon weydiiyey haweeneydii isla su'aashii wxey ugu jawaabtey isla sidii..

Wiilkeedii 2 aad ayaa lagu tuurey saliidii ilaa lafihiisa ey kor sabeeyeen saliidii..

Wxaa lasoo gaaray wiilkeedii sadexaad oo ahaa naas nuug aan hadli karin ayna aad u jecleyd fircoon ayaa weydiiyey isla su'aashii..
Haweeneydii waa ey aamustay xoogaa iyadoo u naxeysa saqiirkeeda ALLE ayaa ka hadashiiyey canugii yaraa oo la hadlay hooyadii iyadoo aysan qof kale maqal wxuuna ku yiri :- dheh wxaad ku socotaa wadada xaqa ehe
Haweeneydii ayaa ku tiri si kalsooni leh :-
Rabigeygu waa rabigaaga waana allah SW
Waana lagu tuurey wiilkeedii yaraa iyo iyadiiba..

Lafahi wiilasha iyo haweeneydiiba wxaa lagu shubay waadi..

Habeenkii dheelminta rasuulka sc ayaa rasuulka iyo jibriil wxa ey soo kor mareen waadigii lagu shubay lafihii wiilasha iyo hooyadood..
Nabiga ayaa wxaa usoo carfay udgoon aad u fiican wxuuna weydiiyey jibriil waa mxey udgoonkaan ??
Wxuu ugu jawaabay waa haweeneydii timaha u shanleyn jirtey gabadha fircoon iyo wiilsasheeda..

Fadlan haka baqiilin saxiibadaa ee #share gareey

Fadlan hadii aad jeceshahay qisooyinkaan oo kale like saar page kaan #somaliposts isaga ayaad ka heli doontaahe qisooyin badan

01/04/2015

Jiqboys

12/30/2014

coming soon dhawaan cml jiqboys

Videos (show all)

Location

Telephone

Address

Los Angeles, CA
Other Sports Venues & Stadiums in Los Angeles (show all)
The Klub Gymnastics The Klub Gymnastics
1683 Blake Ave
Los Angeles, 90031

We are Los Angeles’ best children’s gymnastics center fostering an environment to help kids grow, develop, and have FUN.

UCLA Pauley Pavilion UCLA Pauley Pavilion
301 Westwood Plz
Los Angeles, 90095

Be a champion. Join us.

Maron Enterprises Maron Enterprises
Los Angeles, 90004

Looking for a way to breathe new life into fan expression, we've made it our mission to fill the gap we saw in the market for well-made, team merchandise.

Rest In Peace  Dick Enberg Rest In Peace Dick Enberg
Los Angeles, 90037

Bring back HALL OF FAME ANNOUNCER DICK ENBERG to the LA Rams

The Nostalgia League The Nostalgia League
6470 Santa Monica Blvd
Los Angeles, 90038

The sketch comedy extravaganza from the OC! http://www.TheNostalgiaLeague.tk/ https://twitter.com/NostalgiaLeague http://www.youtube.com/anythingshowtv

Westside Entertainment Softball League Westside Entertainment Softball League
2551 Motor Ave
Los Angeles, 90064

Air-born Boards Air-born Boards
Los Angeles

Liga Deportiva Morazan Liga Deportiva Morazan
Los Angeles

Somos una Liga de Futbol Amateur en Los Angeles con campos artificiales. Jugamos entre semana con horarios de 7pm, 8pm, 830pm 915pm. Siguenos en IG/Twitter

SCUSI HA VISTO L'INTER? SI, ERA NEL MIO WC SCUSI HA VISTO L'INTER? SI, ERA NEL MIO WC
VIA DELL'ANTI INTER
Los Angeles, IO ODIO L'INTER

PAGINA IN CUI CI SARANNO' LINK, AGGIORNAMENTI E QUIZ..... I PREMI PER I FOTO QUIZ SONO I SEGUENTI: PALLONE D'ORO , SCARPA D'ORO, SCIARPA, PANTOFOLE DELLA TUA SQUADRA PREFERITA , CARICATURE, FOTO CALCIATORE PREFEITO MODIFICATA, DEDICA CALCIATORE PREFERITO

Echo Park Recreation Complex Echo Park Recreation Complex
1632 Bellevue Ave
Los Angeles, 90026

Echo Park Lake is just one of the many facilities the public can enjoy here. Vista Hermosa Synthetic Soccer Field, Echo Park Deep Pool, Echo Park Ball Diamond and Tennis Courts, and the historic Rec Center building are others. Leagues, classes too.