09/27/2026
🚨Bal Orda Soo Fiiriya Caruurti Comment Ka Qeelinaye Sa U Shege Le Dhacde Jesus Kooxda La Keene Qibrad Ahana Loo So Qaate 🧠🔥
Wax Barta Kubada Waxa MoodN Kii Freindly Goal Dhaliya In Kooxda Line Up Uu Ka Helayo 😂!!
Ilmhihi Waqtiga Comment Soo Qore Hada Maxey Oran Doonan😂'"
🚨🚨Yarkan Dad Badan Ka Waala Arkaye Heer Uusan Gaarin Gaarsinayo War Bal Is Dajiya Kii Labo Maalin Dhaliyaba Ma Best Cf Ba Moodan Kuwa Dhahayaba Arky Barcelona Cf Uma Baahna Oo Hada Kan Maxu Ku Fcn Yahy Kubad Kuma Celin Karo Counter Atack Kubad ma jiidan Karo Asi Dhan Isku Dhex Yaacsan Waa Mustaqbal Lkn Herrka U Wadin Ma Gaarin Ka Daaya🔥
Tusaale Ucl Semi Final Baad Dheleysa Waxana U Baxeysa Bayern Munich Psg Amaba Arsenal Ma Kan Baa 90m Goal Ka Sugeysa Acuudu Bilaah War Barcelona Striker Sida Lautaro Victor Gyokerez U Baahan Tahy Sida Gyokerez Arsenal Kubad dhelin Ma ahae Waa Striker Killer Ah Oo Taagn Kubada Ku Celin Kar Ku Dhalin Kara Ku Baasi Kara Difaacyada Booskoda Ku Hayni Kara Go aamin Kara Kulamada Qaar Difaacyada Waa Weyn Ka Cabsin kara Qibrad Leh Ragas la Raba Ma ahe Ciyaalkan Garonkoba ku Dhex Matagaya 90m Dheele Hadii La Dhaho Marka Ucl Hada Ku Fakireysid Wllkeygiyow Kan Adunyo Laguma Dhaqi Karo 😂".