Updirahmaan Mohamed Hasan

Updirahmaan Mohamed Hasan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Updirahmaan Mohamed Hasan, Sports, New York, NY.

05/13/2026

Trump saakay waxaan ayuu soo post-gareeyay. Isagoo kusawiran lacagta $100

05/13/2026

DEG DEG: 🇫🇷 🇩🇯 🚨🚨🚨markabka dagaal ee qaada diyaaradaha ee uu leeyahay Faransiiska laguna magacaabo FS Charles de Gaulle ayaa kusoo xirtay dekeda Jabuuti.

Markabka ayaa kusii jeeda aaga Hormuz.

Xuuti wali masoo hadlin.

05/12/2026

DEG DEG: 🚨🚨🚨Ruushka ayaa shaaca ka qaaday gantaal cusub oo loogu magac daray SARMAT, gaashaanbuurta NATO-na ugu yeertay “Sheydaan” maadaama uu gantaalku aad uweyn yahay uuna qaado 10,000 oo kilogaram—waa culeyska dhowr gaari oo wadartooda la isku geeyay.

Wuxuu gantaalku gaaraa ilaa 18,000 kilometer.

05/12/2026

Ma ahan AI. Waa balaayo uu maanta Ruush tijaabistay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in New York?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

New York, NY