21/12/2025
Page kala socda wararka bayern FC Bayern Munich Somalia fans News
100 BUNDESLIGA GOAL CONTRIBUTIONS 🏆
⚽ 81 Gool
🎯 19 Assist
Kulankan wuxuu ahaa mid gaar ah Harry Kane, oo diiwaangeliyay 100 goal contributions Bundesliga (81 gool & 19 assist), isla markaana markiisii ugu horreysay xirtay kabtannimada kooxda. Waxqabadkan wuxuu muujinayaa hoggaan, khibrad, iyo tayo weerar oo joogto ah oo heer sare ah.
Ciyaaryahan saameyn leh. Hoggaamiye dhab ah. Taariikh Bundesliga ah.
04/12/2025
Yaa qaldan yaasa saxan ciidamada dabagalka shacabka ee reer commentland ayaa loo dhiibay arintaan 🤣🤣🤣
28/11/2025
Labadan madax weyne yaa kula saxan
1: farmaajo ❤️
2: Hassan sheikh 👍
10/11/2025
Qayb kamid ah fool-xumooyinka ka dhacay Somalia sannadkan 2025.
● Hooyo iyo 3 Gabdhood oo ay dhashay oo aano qabiil loo dilay.
●Hooyo kale oo loogu aarray hooyadii horey loo dilay.
● Hooyo foollanaysa oo Cisbitaal Bannaanka looga soo tuuray, banaankana ku dhashay.
● Aabbe waayeel ah isla markaasna dhimirka ka xannuunsan oo la jidh dlay, hadana qabiil dartiis loo gubay.
● Gabar 8 jir ah oo la kufsaday, si xuna loo jirdilay.
Dhakhtar la dilay, Ganacsade la dilay iyagu tiro maleh oo waa joogto.
Shere dheh follow da noo reeb wll ❤️🙅♂️
09/11/2025
Aano qabiil heerkaas mareysa waa meshii ugu dambeysay in aduunka la isku naaro wax fcn ma aha dowlada kfr galbeed faraheed wey ka baxday arinkaan
06/11/2025
Hawiye oo futo cad leh waa kan freey 🤣🫡
04/11/2025
Labo eray ka dheh haku dheeraan 🤣🤣🤣
28/10/2025
Nolosha baa nuucan noqotay 🤣🤣
25/10/2025
Dadkii caanka aha djibouti u wada socdaan