01/23/2025
Riqui Puig 🫤
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daily Sports, Sports Event, Washington D.C., DC.
01/23/2025
Riqui Puig 🫤
01/23/2025
Arsenal news
Arsenal waxay qorsheyneysaa inay xoojiso weerarkeeda inta lagu jiro suuqa kala iibsiga ee Janaayo 2025. Wararka qaar ayaa sheegaya inay xiriir la sameeyeen kooxda RB Leipzig si ay uga helaan saxiixa weeraryahanka Benjamin Sesko, oo lagu qiimeeyo £70 milyan. Tani waxay timid kadib markii Gabriel Jesus uu dhaawac jilibka ah soo gaaray, taasoo keentay baahi degdeg ah oo loo qabo weeraryahan cusub. (Talksport)
Si kastaba ha ahaatee, heshiiskaan wuxuu noqon karaa mid adag in la dhammeystiro xilliga dhexe ee xilli ciyaareedka, maadaama wakiilka Sesko uu meesha ka saaray suurtagalnimada amaah. Sidoo kale, Sesko wuxuu dhawaan cusbooneysiiyay heshiiskiisa Leipzig si uu u sii wato horumarkiisa. Arsenal ayaa sidoo kale la xiriirtay weeraryahanno kale sida Victor Osimhen iyo Alexander Isak si ay u xoojiyaan safkooda weerarka.
Intaa waxaa dheer, warbixinno kale ayaa tilmaamaya in Arsenal iyo Nottingham Forest ay xiiseynayaan weeraryahanka Wolves, Matheus Cunha. (The sun)
Si kastaba ha ahaatee, tababare Mikel Arteta ayaa wajahaya caqabado dhaqaale oo xaddidaya awoodda kooxda ee suuqa kala iibsiga. Iyadoo ay jiraan dhaawacyo muhiim ah oo soo gaaray ciyaartoyda sida Bukayo Saka, iyo GabrielJesus, Arteta wuxuu ku tiirsan yahay da'yarta kooxda si ay u buuxiyaan boosaska banaan. Waxaa laga yaabaa in xaddidaadaha dhaqaale ay saameeyaan awoodda Arsenal ee inay sameyso saxiixyo waaweyn bishaan Janaayo. (The guardian)
Halkaan kala soco xulka wararka ciyaaraha
01/08/2025
Vinicius Jr ayaa laga ganaaxay labo kulan oo laliga ah 🚫
Vinicius ayaa maqnaan doona kulamada Las Palmas iyo Valladolid
Virus ayaa ciyaari kara kulanka Spanish super cup
11/20/2024
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Abdinoor Shariff Axmed, Milikan Vhenomouz Sherry, Säcdíýø Siman Câli Xääshî, Muhaaz Maxamed, Muller An, Hawdang Ahmad, Van Dawt Thawng Vantea, Ben Ng
11/16/2024
Xeerka kubadda waddooyinka
1. Garsoore ma leh.
2. Ciyaartu waxaa ay dhamaaneysaa marka la daalo ama aadaanka maqrib dhaco.
3. Waxaa la iska dhaliyaa 23-22 gool.
4. Gool kullaad ama rigoore waxaa la dhigaa marka qofku dhaarto oo kaliya.
5. Goolhaye waxaa noqda qofka kooxda ugu buuran 😝.
6. Haddii midka kubadda leh uu xanaaqo, kubaddiisuu qaata,ciyaartana waa dhamaatay 😁.
7. Khalad waxaa la dhigaa marka dhamaan isku raacaan 🙃.
8. Ciyaaryahan dheeraad ah ayaa loo oggolyahay kooxdii qof ka dhimanyahay😂.
9. Goolhayaha waa labadali karaa marka rigoore la dhigayo😆.
10. Haddii kubbaddu birta ku dhacdo ciyaarta waa la joojinaa ilaa laga heshiiyo in ay gool tahay ama kor martay 😄.
11. Ninka kubadda leh wuxuu u ciyaarayaa kooxda xoogga leh ama ciyaarta fiican😝.
12- Macalin dugsi qur’aan haduu meesha soomaro waa lakala cararayaa
Xiinkey Hajji
🥶🥶 still arguing
Cristiano Ronaldo 🔥
Xiinkey Hajji
Kooxaha Manchester united iyo fc Barcelona ayaa doonaya iney real Madrid ka dulqaadaan xidiga reer Canada 🇨🇦 Alphonso Davies
Lkn xidigaan ayaa kaliya doonaya real
Davies ayaana dhamaadka xili ciyaaredkaan noqona free.
Real ayaana rabta iney bishaal kula wareegto xidigaan.
Xiinkey Hajji Fabrizio Romano Shaba Laala
Dani alves oo noqday heesa jidadka ku tuma kitaarka 🥶
11/13/2024
Macalim amiron oola yaaban igaarkii ahaa yusuf keey 🤣🤣
Kan miyaan ku dagaal tagayaa cml ayuu taagan yahay