Mr Nuux

Mr Nuux

Share

Mr. Nuux | Somali journalist reporting on Somali and international politics and global sports with accuracy and integrity.

11/05/2026

Benjamin Netanyahu ayaa hadal si weyn loola yaabay jeediyay, kadib markii uu si dadban ugu hanjabay in la joojin karo taageerada millatari ee uu sheegay in Mareykanku ka heli jiray dhinaca Israa’iil.

Hadalkaasi ayaa si deg deg ah u qabsaday warbaahinta caalamka, iyadoo falanqeeyayaal badan ay isweydiinayaan nooca “taakuleynta millatari” ee Netanyahu ula jeeday Mareykanka.

Dhanka kale, indhaha caalamka ayaa hadda kusii jeeda jawaabta laga filayo Donald Trump, oo h**e loogu yaqaanay hadallo adag iyo mowqifyo aan la saadaalin karin.

Arrintan ayaa dhalisay dood siyaasadeed oo xooggan, iyadoo la sugayo faahfaahinta rasmiga ah iyo sida uu u wajihi doono Aqalka Cad.

11/05/2026

Kadib Markii laga adkaaday mucaaradkii Hawiye Saciid Dani ayaa barito kusoo wajahan magaalada Muqdisho.

Dani muxuu kusoo kordhin karaa mucaaradka ?

Bowe boqorka saamayntiisuu wataa😁😁

11/05/2026

Nin kasoo jeeda Wadanka Uganda baa sawirkan inta soo post gareeyey wuxuu kusoo dulqoray.

‎Guryaha Kampala ugu qaalisan wajiyada noocan ah ayaa kasoo baxa, isagoo ula jeeda soomaalida.

Ma iyagaa naga qurux badan ?😁

Aduunow Ugaandiskii isagoo xaarka cunaayo intay somali u tagtay updated ka dhigtay ayaa waxaa ku hadlaayo🤣

10/05/2026

Hudo Amuun🗣"Boosaaso 11sano Oo aan ka maqnaa waxay ila aheed inan 50sano ka maqnaa, Boosaaso Meel aduunka lagu doorsado maleh."

Waxaa iga qosliyey mid comment usoo qoray.

🗣"Ilaahay hana dhaafiyo meeshan Adiga baritaa Europe isaga noqonaysaayee"🤣🤣

10/05/2026

Wakiillada Xabi Alonso ayaa Liverpool u sheegay in Chelsea ay xiiso u muujinayso Macalin xabi ayna wax ka waydiiyeen sida ay sheegayaan ilo ka tirsan kooxda.

Wakiilladiisu waxay Liverpool u caddeeyeen in Alonso uu doorbidayo Liverpool haddii uu shaqo ama heshiis yimaado.

09/05/2026

DEG DEG Ciidamo aad u tiro badan ayaa hada hareereeyey guriga uu ku suganyahay Abdirahman Abdishakur xalada Oo aad u kacsan.

09/05/2026

Caawa muqdisho Ninka loogu ilaalinta badan yahay waa Shariif sheekh Axmed, saraakiil iyo Ciidamadii ogu tirada badnaa ayaa ku sugan guriga uu caawa ku hoyday.

Waxaan la yaabay Shariifka Xiliyada kala guurka waa Ninka Ogu saamaynta badan, hadana doorashada markay tagto waa Nothing 😆🤣

Ma ila aragteen ?

09/05/2026

Dowladda Maraykanka ayaa soo saartay Sharci Passport laga'la laabanaayo abayaasha aan bixin lacagta child support ka ee Carurta.

Way u dhacatay Haweenkii garoobada ee lagu dhibi jiray lacagtas ee child Support ka. Lol😆

FG: Rag iyo Dumar'ba sharcigan waa qabtaa Waxa muhiim ah waa cidda maxkamaddu ku xukuntay masruufka carruurta.

09/05/2026

Kooxda noo dhaaf war kan maamulka muxuu ku aqriye waxaan aragno ma arkaan miyaa.

Isagoo Home ah uu Chelsea dhibcaha ka qaadan waaye ogow Chelsea 6dii kulan u dambesay kooxwaliba dhibcahab ka qaadanaysay

Ciil badanaa 😡

09/05/2026

Chelsea Oo koox waliba 3points ka qaadato hadii aa 3points ka keeni wayso Adigoo Slot ah hadana ay maamulka ku cayrin sixiroole lee ku dhihi karaa🤣

Come on reds 🔥✊️

08/05/2026

Markale ayaa la xiray waliba sixun ayaa loo jirdilay markii la qabaanaye.

Yarkan waa rafaaday wlhi tolkiisana waxba uma qaban karaan inta yar ee lagu soo daayo waa soomalida Facebook oga hadasho.

Ilahay haka soodaayo.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Nairobi